Friday, June 27, 2025

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ayaa kasoo dega garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya waxaa garoonka ku soo dhoweeyay Wasiirada Maaliyadda, Arrimaha gudaha, amniga iyo wasiiro kale, waxaana durba loo gudbiyay hotelka Peace oo shirku ka dhacayo.

TOOS ULA SOCO WARARKA SHIRKA IGAD EE MUQDISHO


DAAWO SAWIRRO

igad-d3igad-d2igad-d1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON