Thursday, June 26, 2025

SAWIRRO: Shiinaha oo saldhigii ugu horeeyay ee Milateri ka furtay dalka Jabuuti

Shiinaha ayaa si rasmi ah uga furtay dalka Jabuuti saldhigii milateri ee ugu horeeyay, kaasoo dalkaasi ka dhisto dal dibedda.

Shiinaha ayaa billaabay dhismaha saldhigan sanadkii la soo dhaafay. Shiinaha ayaa sheegay in saldhigaas uu gacan ka gaysan doono nabad ilaalinta iyo gargaarka banii’aadannimo ee Afrika iyo Galbeedka Aasiya.

Waxaa kale oo saldhigaas loo adeegsan doonaa is kaashi milatari, dhoolatuska ciidamma badda iyo hawlaha samato bixinta, sida ay ku warrantay Xinhua oo ah wakaaladda wararka ee Shiinaha.

Waa markii ugu horreysay oo Shiinuhu uu saldhig milatari ka sameysto dibadaha.
Inkastoo jabuuti uu yahay dal yar , waxaa haddana saldhig milatari kol hore ku lahaa Maraykanka, Japan iyo Faransiiska..

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON