Tuesday, June 24, 2025

SAWIRRO: Wafdigii Dowladda Qatar & Madax la socota oo Sahan u tegay dekadda magaalada Hobyo

Wafdigii ka socday dowladda Qatar oo ay la socdaan wasiiro a tirsan xukuumada Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa maanta socdaal sahmin ah ku tegay dekada magaalada ee Hobyo Gobolka Mudug oo aan weli la dhisin.

Wafdiga waxaa hogaamineysay Wasiirka Dekedaha Soomaaliya Maryan Aweys, Waxaana ak mida aha wasiir ku xigeenka Dekadaha, madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle, Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, Xildhibaan Xuseen Iidow, Xildhibaan Ubax Tahliil iyo siyaasiyiin kale ayaa sidoo kale qeyb ka ah safarkan.

Wafdiga ka yimid  Qatar ka yimid ayaa yimid Magaalada Muqdisho, waxayna la kulmeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, iyaga oo isla maanta aaday Magaalada Hobyo, iyadoo lagu wado inay tagaan magaalada Baraawe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON