Sunday, July 13, 2025

SAWIRRO: Wasiir Hadliye oo tegay Dhadhabaab & Xasan Sheekh oo ku sii jeeda

Wasiirka arrimaha dibadda  Soomaaliya C/slaan Cumar Hadliye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tegay xerada Qaxootiga Dhadhaab, isagoo hordhaca u ah wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ee markii ugu horeysay booqan doona xeradaasi.

Wadahadal ayaa Dhadhaab uga socda Wasiir Hadliye iyo wasiirka amniga gudaha Kenya Joseph Nkesiery.

DAAWO SAWIRRO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON