Monday, July 14, 2025

SAWIRRO: Xaaladda Weriye Hanad Cali Guuleed oo kooxdii afduubatay ay jirdil u geysteen

Weriye Hanad Cali Guuleed oo maanta ay sii daayeen koox afduub u geysatay shalay ayaa la sheegay inay jirdil u geysteen kooxdaasi.

Weriyaha oo ay booqdeen koox weriyeyaal ah ayaa waxaa ka muuqday tacadi lagula kacay mudaddii 24-ka saac ahayd ee uu gacanta ugu jiray kooxda afduubatay.

Weriyaha ayaa sheegay in ay garaaceen kooxdd afduubatay oo gacmaha aya dhaawacyo ka gaareen, laakiin uu xaalkiisu wanaagsan yahay. Wuxuu ahaa weriye ku howlan samafalka dadka soo barakacay ee abaaraha ku dhufteen.

SAWIRRADII UGU HOREEYAY EE WERIYAHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON