Saturday, July 26, 2025

Alshabaab oo xilkii ka xayuubiyay Guddoomiyihii Sh/hoose [Sababta]

Heshiis ay kooxda Alshabaab dhex dhigtay dhowaan beelaha Biyamaal iyo Habar gidir oo sanado badan ku dagaalamay gobolka Shabelaha Hoose ayaa sababay in xilka laga qaado Waaligii (Guddoomiyihii) Alshabaab ee Gobolka Shabeellda Hoose Maxamed Abuu Cabdalla.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii  beesha Habargidir ay dacwad ka geystay heshiiskaasi oo dhinac u xaglin lagu eedeeyay Abuu Cabdalla oo ahaa mas’uulkii ka shaqeeyay heshiiska.

Abuu Cabdalla ayaa marar badan laga faafiyay warar kala duwan oo ku saasban xilkiisa iyo xiriirka kala dhaxeeya madaxda sare ee Alshabaab iyadoo markii dambe ay beenoobeen wararkaasi.

AKHRI : Alshabaab oo heshiis la yaab leh dhex dhigtay Beelaha H/Gidir & Biyamaal [Dhageyso Odayaasha]

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON