Sunday, July 13, 2025

Shaqaalaha Dowladda Somalia oo la fasaxay muddo 3 Maalmood ah [Akhriso]

Xukuumadda Somalia ayaa fasax saddex maalmood ah u dirtay shaqaalaha dowldda, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada wuxuuna fasaxan yahay fasixii caadiga ahaa ee maalmaha Ciidda Carafo.

“Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargalineysa Dhammaan Hey’addaha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed iyo  hey’adaha Gaarka loo leyahay Shaqaalahooda in ay fasax  tahay  maalinta Ciidul Carrafa 3 maalmood  oo ku aaddan maalinta Axadda ah 11/08/2019,  Fasaxana  waa  Maalmaha  Sabtida,  Axadda iyo  Isniinta .Waxaa u rajeynaynaa dhammaan shaqaalaha weynaha Soomaaliyeed inay ku ciidaan farxad iyo nabad, waxaanna lenahay “CIID WANAAGSAN KU CIIDA”. ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya.

Hoos ka akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON