Tuesday, July 15, 2025

Shariif oo ka tegay Shirkii Madasha, kana degay Magaalada Baydhaba

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan Ayaa dib ugu laabtay Magaalada Baydhaba isagoo ka tegay shirkii Madasha ee Muqdisho.

Shariif Xasan  ayaa ka mida madaxweynayaasha maamulada ee ka  tegay shirka Madasha kadib markii la isku mari waayay waxaana maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhaba.

Wararka ayaa sheegaya in madaxa Madasha ay isku afgarteen in Aqalka sare lagu celiyo qeybtii hore ee 54 xubnood ahayd.

Kulamo uu la qaatay Shariif Xasan xubnaha maamulkiisa ayuu u sharxay xaalada shirkii madasha ee Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON