Friday, June 27, 2025

Shariif Xasan oo ku dhawaaqay Gole Wasiiro oo ku dhow 60 xubnood [Akhriso liiska Wasiirada]

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Gole wasiiro cusub oo isku shaandheyn lagu sameeyay golihii hore.

24 wasiir, 24 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiiru dowle ayuu soo magacaabay madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana aan dhicin magacaabid la sugayay oo ku saabsan madaxweyne ku xigeen.

HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON