Tuesday, July 8, 2025

Shariif Xasan oo ku laabtay Baydhaba, kana hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif xasna Sheekh  Aadan maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhaba oo muddo uu ka maqnaa.

Dadweyne iyo mas’uuliyiin ayaa ka qeyb galay soo dhoweyn loogu sameeyay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo, isagoo halkaas kula hadlay saxaafadda, wuxuuna sheegay inuu kasoo laabtay safar shaqo.

Shariif Xasan ayaa sheegay in maamulka Koonfur Galbeed uu la shaqeyn doonto dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana khilaafka ka dhexjira Madaxda maamul goboleedyadda iyo dowladda Dhexe  la xalin doono.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON