Wednesday, June 25, 2025

Shariif Xasan oo magaaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed

Madaxweynaha K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa magacaabay  guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkiisa, iyadoo loo magacaabay sheekh hore u soo noqday xildhibaanadii Dowladii KMG ahayd marna isu sharxday guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Sheekh Axmed C/laahi Xuseen (Fanax).

Kulan Golaha wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ku yeesheen xarunta madaxtooyada magaalada Beydhabo oo uu  shir gudoominayay Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu ansixiyay wareegtada uu madaxweynaha Koonfur Galbeed ku magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee maamulka Koonfur Galbeed.

Markii uu kulanka soo idlaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Ugaas Xasan Cabdi oo faahfaahin ka bixiyay kulanka iyo magacaabidda guddoomiyaha Maxkamadda sare ee maamulkasi.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON