Monday, August 4, 2025

Shariif Xasan oo qeylo dhaan ka soo saaray Mooshinka xilka looga qaadayo [DHAGEYSO]

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay mooshinka lagu doonay in xilka looga qaado iyo eedeymaha hanti lunsasho ee loo jeediyay.

Isagoo maanta khudbad ka jeediyay kulan uu Magaalada Baydhabo kula yeeshay bulshada qeybaheeda kala duwan ayuu ku sheegay in dad lacag ku bixinayaan sidii loo ridi lahaa dowladiisa, isagoo ugu yeeray inay ka waantoobaan.

Wuxuu sheegay inuusan jirin dhaqaale maamulkiisu leeyahay, Alshabaabna ay dadka ka qaadato Canshuur oo maamulka koonfur Galbeed aanu dhaqaale heynin marka laga reebo canshuurka Afgooye iyo Baydhaba oo aanay qabin dekada iyo garoon.

Wuxuu u sheegay kuwa dhaqaalaha ku bixiya in isaga dowladiisa ay ridaan loo baahnaa inay ku caawiyaan dadka abaaraha heystaan.

DHAGEYSO SHARIIF XASAN

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON