Sunday, July 13, 2025

Shariif Xasan oo wasiiro ka tisan Xukuumadda Kheyre ku eedeeyay Mooshinka laga wado

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay mooshinka ka dhanka ah inay ka danbeeyaan xubno ka tirsan dowladda federaalka.

Shariifka oo ka hadlayay shir ka dhacay Muqdisho ayaa ku eedeeyay wasiiro ka tirsan xukuumadda Kheyre iyo xildhibaano ka horjeeda isaga inay wadaan oo gadaal ka riixayaan mooshinka isaga laga wado oo markii ugu horeysay uu qirtay inuu halis ku yahay maamulkiisa.

Wuxuu ugu baaqay xildhibaannada Koonfur Galbeed inaysan abuurin xiisad oo ay wax u qabtaan dadkooda tabaaleysan ee macaluusha ay heysto, wuxuuna intaas u daray inaysan jirin wararka laga faafiyay ee ah inay isaga soo doorteen odayaal dhaqameed.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON