Monday, July 14, 2025

Sheekh caanka ah ee Sacuudiga Caa’id Al-Qarni oo baaq ku saabsan Soomaaliya u jeediyay Muslimiinta

Sheekha caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Caa’id Alqarni ayaa farriin culus diray dadka muslimiinta ah ee dunida ku nool.

Sheekha oo ka mida culimada islaamka ee ugu magaca weyn xilligan ayaa bartiisa twitter-ka oo ay la socdaan dad ka badan 15 Milyan oo ruux ku soo qoray farriin dareen islaamnimo leh, wuxuuna yiri:

“Dadka Fadliga, Ixsaanka iyo kheyrka lahow, ma waxaad ku raali noqoteen inay walaalihiin muslimiinta ah ee Soomaalida iyo kuwa kale u dhintaan gaajo idinkuna aad iska daawataan..?”

Wuxuuna ugu duceeyay ducada soo socota:

للهم أغث إخواننا في وسائر بلاد المسلمين، اللهم أطعم جائعهم، واكس عاريهم، واشف مريضهم.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON