Monday, June 23, 2025

Sheekh Mukhtaar Roobow oo ku sii jeeda Baydhaba & Qabanqaabada Soo-dhoweyntiisa oo socota

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya inay ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu mansuur oo u sharxan madaxweynaha maamulka K/Galbeed.

Dadweyne iyo mas’uuiliyiin ayaa loo diyaaryey soo dhoweynta Sheekh  Mukhtaar Roobow oo lagu wado inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo musharaxnimadiisa, kadib in muddo ah oo uu ka aamusanaa arrintan, waxaana dhowaan ay bilowday mid ka mida idaacadaha Muqdisho iidheh doorasho oo Sheekha loo sameeyay.

Magaalada Baydhaba ayaa si weyn looga dareemayaa soo dhoweynta Sheekh Mukhtaar Roobow, iyadoo dhalinyaro sita sawiradiisa laga abaabulay magaalada, wuxuuna qeyb ka yahay 7 musharax oo u midoobay inay meesha ka saaraan Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON