Thursday, July 17, 2025

DHAGEYSO: Sheekh Nuur Baaruud oo Qeylo-dhaan & Farriimo kulul diray

Sheekh Nuur Baaruud  Gurxan, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka Soomaaliyeed oo ooqday goobihii xalay qaraxyadu ka dhaceen xalay magaalada Muqdisho ayaa fariin iyo qeylo dhaan u diray Soomaalida iyo siyaasiyiinta hogaanka heysa.

Sheekha oo ay ka muuqato qiiro ayaa ku baaqay in Alshabaab ku joogo taageerada dadka iyo mas’uuliyiinta siiyaan ururkaasi. Wuxuu Baarlamaanka Soomaaliyeed ku eedeeyay inay weli heystaan sharcigii argagixiso la dirirka iyo u hiilinta dadka Alshabaab ahaan loo qabto ee la xiro.

DHAGEYSO CODKA SHEEKHA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON