Sunday, June 22, 2025

DAAWO: Sheekh Shariif oo dhaqdhaqaaq bilaabay dalka Sacuudiga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo fadhigiisu yahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa dalka Sacuudiga ku tegay socdaal shaaqo isagoo kula kulmay Guddoomiyaha Bankiga Horumarinta Islaamka Dr. Axmed Mazamed Almadani.

Labada dhinac ayaa ka wadahadlay sidii loo kaalmeyn lahaa Soomaalida abaartyu heysto,  waxaana Almadani uu soo dhoweeyay Ururka Samafalka SAMADOON ee uu dhisay Sheekh Shariif, isagoo balan qaaday inay taageeri doonaan.

Sheekh Shariif oo ka mida musharixiinta u taagan jagada madaxweynaha dalka 2016 ayaa taageero ka heysta dalal carbeed oo dhowr ah, waxaana uu noqon karaa musharax adag oo ay mar kale is wajahaan Xasan Sheekh

DAAWO SAWIRRO
IMG-20160419-WA0006IMG-20160419-WA0005IMG-20160419-WA0004IMG-20160419-WA0003

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON