Sheekh Maxamuud Shibli oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa la weydiiyey waxa ay Shareecada islaamku ka qabto taallooyinka loo sameeyo dadka soo halgamay ee magaalada Muqdisho dib looga dhisay.
Sheekha ayaa jawaabtiisa ku sheegay inay khalad tahay in hanti lagu bixiyo dhisme taallooyin, wuxuuna caddeeyay inaysan macne lahay taallo meel la suray, dadkuna ay wax ku noqon karaan in damiirkooda la dhiso, tarbiyadooda la toosiyo, isla markaana aysan jirin si ay ku bannaan tahay taallooyinkaas.
HOOS KA DAAWO