Wednesday, June 25, 2025

Sheekh Xasan Daahir oo shaki geliyay Wadaniyadda Madaxda Laba Baasaboor leh [Dhageyso Farriin]

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mida culimada kooxaha islaamiga Soomaaliya ee xabsi Guri uga jira dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay madaxda xilalka ka haya Soomaaliya ee leh labada Baasaboor ee u dhaartay dalal kale.

Farriin cod ah oo uu soo diray ayuu Sheekh Xasan Aweys ayuu ku sheegay in qofka labada baasaboor leh ee u dhaartay maslaxadda dalal kale inay fulin karaan oo kaliya maslaxadda dalalka ay dhaarteen.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA SHEEKHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON