Thursday, July 3, 2025

SH/HOOSE: Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Nabadoon caan ah ka afduubtay Gurigiisa

Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada ka tirsan dowladda Federaalka ay gurigiisa kala baxeen oday nabadoon ah.

Howgal ka dhacay degmada Wanlaweyn ee ayaa la sheegay sheegay in ciidamada kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ay xalay gurigiisa kala baxeen nabadoon lagu magacaabo.Siidow Axmed Shinbirow.

Nabadoonkan ayaa wararku sheegayaan in ciidamadaasi ay geeyeen Garoonka Ballidoogle ee fadhiga u ah, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Lama oga sababta ciidamadan u qafaasheen nabadoonka degmada Wanlaweyn, waxaana socda dadaal dadka ehelka ah ay ku doonayaan in lagu sii daayo.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON