Wednesday, July 16, 2025

Shir Dib u heshiisiin ah oo ka furmay Magaalada Beledweyne [DAAWO SAWIRRO]

Shir dib u heshiisiin ah oo uu soo qabanqaabiyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta ka furmay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Shirkaasi ayaa waxaa ka qeyb galay qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya kuwaasi oo kasoo jeeda gobolka Hiiraan, odayaal iyo waxgarad kala duwan, iyadoo inta badan ugaasyad Gobolka Hiiraan ay ku sugan yihiin magaalada Jowhar, kana qeyb galayaan shirka dib u furmaya ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in shirku yahay dib u heshiisiin ah oo reer Hiiraan ay ku doonayaan inay ku gaaraan dib u heshiisiin.

DAAWO SAWIRRO

shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan

shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-2

shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-3

shirka-dib-u-heshiisiinta-Beelaha-Hiiraan-4

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON