Monday, July 14, 2025

Shirka wada-tashiga Puntland ooa ka furmay Magaalada Gaalkacyo

Shirkii wada tashiga Puntland ayaa goor dhow ka furmay magaalada Gaalkacyo  ee xarunta Gobolka Mudug iyadoo wajigiisa kowaad uu ka dhici doono halkaasi.

shir3

 

Ergooyinka ka qayb galaya shirka  ayaa  ka wadahadlaya sidii dadka reer Puntland  heshiis buuxa iyo midmimo loo dhex dhigi lahaa. Waxaana shirkan oo lagu waday inuu noqdo shirweyne guud loo qeybiyay dhowr shir iyadoo maamulka degaanadaasi ka baqay inuu isu bedelo mid siyaasadeed.

Madaxweyne Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa furay shirka isagoo sheegay inuu u rajeyno guul iyo in lagu najaxo oo ay ka soo baxaan wax dan ugu jiro dadka Puntland.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON