Thursday, June 26, 2025

Shirkad Turki ah oo dadka abaareysan ugu deeqday lacag dhan 50 kun Doolar

Shirkad Turki ah oo ka mida shirkadaha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa lacag ugu deeqday dadka abaaraha ku dhufteen ee Soomaaliya.

Shirkadda Albeyrak oo maamusha Dekadda Muqdisho ayaa shaacisay in lacag dhan 50,000 doolar ay ugu deeqday abaaraha ku dhuftay Soomaaliya.

Shirkadan ayaa noqoneysa shirkadaha anjabiga ah ee ka shaqeysa Soomaaliya tii ugu horeysay ee deeq u fidisa dadka Soomaaliyeed ee macaluusha ka dhalatay abaaraha ay heyso.

Dowladda Turkiga ayaa bilowday olole lacag loogu ururinayo dadka ku abaareysan Bariga Afrika, halka dowladda dalkaasina ay lacag gaareysa 6 Milyan oo doolar siisay dowladda Federaalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON