Thursday, June 26, 2025

Shirkii aan Caadiga ahayn Madaxda IGAD oo ka furmay magaalada Adis ababa [Daawo Sawirro]

Shir madaxeedka aan cadiga ahayn ee 32-aad oo dalalka IGAD ay ka yeelanayaan xaaladda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka furmay magaalada  Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Shirka oo ay ka qeyb galyaan madaxda IGAD oo uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa inay isla caawa kasoo baxaan go’aano ku saabsan dadaalka nabadda ee Koonfurta Suudaan, waxaana shirka ku sugan madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo ku xigeenkiisii hore ee hoggaamiya mucaaradka Riek Machar oo ay isku gacan qaadeen bilowgii kulanka.

Shirkan waxaa ka horeeyay kulan ay galabta yeesheen wasiirada arrimaha dibadda dalalka IGAD oo lagu diyaariyey ajendayaasha iyo go’aanada kasoo baxaya shirka madaxda IGAD, waxaana ka dhex muuqday wasiirka arrimaha dibadda dalalka IGAD.

SHIRKII WASIIRADA ARRIMAHA DIBADDA

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON