Shirweynaha 7-aad ee Suufiyadda Caalamka oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho [Daawo Sawirro]

0

Shirka 7-aad Caalamiga ah ee Culimada Suufiyadda Adduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo uu martigelinayo wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Soomaaliya Khaliif C/qaadir Macalin Nuur ayaa waxaa ka qeyb galay wufuud caalami ah oo ka kala socda dalalka: Turkiga, Cirqaq, Masar, Algeria, Morocco, Britain, Sudan, Djibouti, Jordan, Senegal and dalal kale.

Shirkii lixaad ayaa lagu qabtay  dalka Turkiga, iyadoo ay Soomaaliya qaadatay martigelinta shirka 7-aad oo maanta ka furmay Muqdisho.

DAAWO SAWIRRO

Image may contain: one or more people and crowdImage may contain: 8 people, people sitting and tableImage may contain: 11 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, standing and beardImage may contain: one or more people and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor