Tag: Somalia

Dowladda Somalia oo War degdeg ah kasoo saartay Weerarka lagu qaaday Magaalada Nairobi [Akhriso]

War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit2 ee magaalada Naurobi, waxaana tacsi loo diray dadka ku...

Dowladda Qatar oo Saraakiil Milateri ah u soo dirtay Muqdisho & taageero ay ballan...

Dowladda Qatar ayaa saraakiil milateri u soo dirtay magaalada Muqdisho iyagoo kulamo la yeeshay madaxda dowladda Soomaaliya iyo Taliska ciidamada Milateriga dalka. Taliyaha Ciidanka Xoogga...

Xildhibaan Cabdi Shire: “Xildhibaanadu ma ogolaan doonaan in Qof ajnabi ahi madax ka noqdo...

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac (Cayaarjecel) ayaa ka hor yimid qorshaha dowladda Somalia ku dooneyso in qof ajnabi ah loogu dhiibo maamulka Bankiga Dhexe ee...

Maxaad ka taqaan Ninka Madaxda Dowladda Somalia u xusheen inuu noqdo Guddoomiyaha Bankiga Dhexe..?

Waxaa isa soo taraya wararka ku saabsan nin ajnabi ah oo dowladda Somalia ay dooneyso inay u magacawdo guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya. Arrintan ayaa...

XOG: Xiriirka Dowladda Somalia & Dalalka Midowga Yurub oo sii xumaanaya [Akhri sababta]

Wixii ka danbeeyay markii dowladda Somalia ay dalkeeda ka ceyrisay Wakiilkii Q/Midoobay Noicholas Haysom, waxaa sii xumaaday xiriirka dalalka Midowga Yurub iyo dowladda Somalia. Waxaa...

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Turkiga oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka Gaashaadhigga Somalia

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda Difaaca dawladda Turkey oo booqasho ku...

Shirkad Caalami ah oo ku soo biirtay shirkadaha ka howlgala Dekadda weyn ee Muqdisho...

Shirkad cusub ayaa ku soo biirtay howlaha adeegga dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, shirkadan oo lagu magacaabo MAERSK LINE ayaa la sheegay inay tahay...

Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay oo Wakiil cusub magacaabaya, Farriin Culusna u diray Dowladda Somalia

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uu wakiil cusub us oo magacaabayo Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay xafiiska Xoghayaha...

Dowladda Somalia oo Ceryinta Wakiilka UN-ka Nicholas Haysom taaageero uga raadsatay IGAD [Sawirro]

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho Danjirayaasha dalalka Urur goboleedka IGAD ee fadhigoodu yahay...

Q/Midoobay oo ku adkeysatay in Nicholas Haysom weli yahay Wakiilkeeda Somalia [Daawo Afhayeenka UN-ka]

Qaramada Midoobay iyo xoghayaheeda guud Antonio Gutters ayaa la sheegay inay ku adkeysteen wakiilkooda u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom uu weli yahay ergeygooda Soomaaliya,...

DAAWO: Khudbadii Wakiilka Somalia ka jeediyay Golaha Amniga [Somalia iyadaa is maamusha]

Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cabdi Cusman ayaa khudbad ka jeediyey fadhiga Golaha Amniga Q/Midoobay ee arrimaha Soomaaliya. Wakiilka ayaa difaacay go'aankii ay...

DAAWO: Khudbadii Wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ka jeediyay fadhiga Golaha Amniga

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka ee Q/Midoobay goor dhoweyd...

TOOS U DAAWO: Kulanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia

TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 -  Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa hadda leh kulan ku...

Somalia is at the verge of returning to Dictatorship, Lawlessness and Disintegration

Whether it is Washington, Manila or Mogadishu; the number of authoritarian regimes is on the rise. Although Somalia in some respect cannot be compared...

Nicholas Haysom oo Maanta xaaladda Somalia warbixin ka siinaya Golaha Ammaanka Q/Midoobay

Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan gaara ka yeelanaya arrimaha Somalia, iyadoo warbixin saddex biloodle ah uu xaaladda Soomaaliya u jeedin doono Golaha...

Xildhibaannada Mucaaradka ee ‘Badbaado Qaran’ oo ka hor yimid Eryida Wakiilka Q/Midoobay [Akhriso]

Xildhibaannada mucaaradka ah ee Baarlamaanka Soomaaliya ee la baxay Kutlada 'Badbaado Qaran' ayaa ka hor yimid go'aankii dowladda Somalia shaqada uga joojisay, kana dhigtay...

Mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo ka digay jihada ay Dowladda Soomaaliya ku socoto

Mudane ka tirsan Koongareeska Mareykanka oo laga soo doorto Magaalada New York ayaa walaac ka muujiyey siyaasadda Soomaaliya iyo dowladda hadda jihada ay Soomaaliya...

Attack on UN compound in Somalia may be ‘violation of international humanitarian law’

United Nations Secretary-General António Guterres strongly condemned Tuesday’s attacks against the UN compound in Mogadishu, the capital of Somalia, saying that intentionally attacking UN...
Somalia is not Mogadishu

Somalia orders top U.N. official to leave

Somalia’s government has ordered the top United Nations official in the country to leave, accusing him of interfering with national sovereignty days after he...

Dowladda Somalia ma ku degdegtay eryidii Wakiilkii Q/Midoobay..? [Akhriso Dood weyn oo ka dhalatay]

Go'aankii kasoo baxay dowladda Somalia ee shaqada looga eryay, lagana dalbaday inuu dalka isaga baxo wakiilkii Q/Midoobay Nicholas Haysom ayaa keenay dood weyn oo...
115,090FansLike
648FollowersFollow
20FollowersFollow
2,690FollowersFollow
error: Content is protected !!