Wednesday, June 25, 2025

DAAWO: Sidii loo xukumay Eedeysanayaasha Qarxintii diyaaradda Daallo

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku riday labo nin oo  ka mida eedeysanayaashii Qarxintii  Diyaaraddii Daallo Airline ee 2-dii Febraayo  loogu abaabulay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Xukunka ugu adag ee Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada riday ayaa ahaa xabsi daa’in lagu xukumay Cabdiwali Maxamuud Macoow oo ahaa  sarkaal ka shaqeeya  Garoonka Aadan Cadde, kana tirsan ciidamada nabadsugidda oo  Maxkamaddu ku heshay dembigii lagu soo oogay iyo Carays Xaashi Cabdi oo isagoo maqan isna lagu xukumay xabsi daa’in.

DAAWO SAWIRRO

Sequence 02.Still001   Sequence 02.Still004 Sequence 02.Still008 Sequence 02.Still009 Sequence 02.Still011 Sequence 02.Still012 Sequence 02.Still013 Sequence 02.Still016 Sequence 02.Still019 Sequence 02.Still023 Sequence 02.Still030 Sequence 02.Still033

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON