Wednesday, June 25, 2025

Siduu Xasan Xanafi Ku Noqday Xagjir? [DHAGEYO WARBIXIN]

Maxkamadda Miltariga ee dowladda Somalia ayaa Isniintii la sooo dhaafay xukun dil ah ku fulisay wariye Xasan Xanafi Xaaji oo ku eedeysnaa dilka wariyeyaal Muqdisho lagu dilay intii u dhaxeysay sanadihii 2007-ii ilaa iyo 2008-dii.

Xasan Xanafi, ayaa dugsiga sare uga baxay magaalada Muqdisho, waxaana uu macallin ka soo noqday isagoo da’ayar mid ka mid iskuulada Luuqadaha ee Muqdisho.

Wariyeyaashii ay soo wada shaqeeyeen iyo saaxibadii waxey ku amaani jireen firfircooni iyo bulshanimo, laakiin waxaa oo dhan kama aysan hor joogsan inuu ku biiro ururka xag jirka ah ee Al-shabab, iyo inuu shaqadii wariyenimo ku bedesho shirqoolka saaxibaddii ay saxaafadda ka wada shaqeynayeen.

DHAGEYSO WARBIXINTA WERIYE COLAAD

Voa Somali

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON