Thursday, July 17, 2025

Sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha oo qoraal amar ah gaarsiiyay xubnaha Golaha wasiirada (Akhriso Wareegtada)

Ra’iisal  wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee xilka sii haya ee dhowaan Baarlamaanka  kalsoonida kala laabteen xukuumadiisa C/weli Sheekh Axmed ayaa soo saaray wareegtadii ugu horeysay kadib markii  6-dii Disember uu waayay codka kalsoonida, wuxuuna xubnaha golaha wasiiradiisa xilka banneynaya ku amray inay u diyaar garoobaan xil wareejin, ayna diyaariyaan dokumentiyadii wasaaradahooda.

Wareegtada C/weli Sheekh waay kaloo dhammaan xubnaha golaha wasiirada ee xilka sii haya in wasaarad kasta dardar geliso diyaarinta wixii u qabsoomay iyo qorshaheeda is ay ugu fududaato xukuumada cusub inay sii wado horumarinta dalka. Wareegtadan ayaa soo baxeysa iyadoo  la filayo in wasiiro aan yareyn ay dib ugu soo laabtaan xukuumadda cusub ee la dhisi doono oo ra’iisal wasaarihii hogaamin lahaa laga sugayo inuu soo magacaabo dhowaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

HALKAN KA AKHRISO AMA KA FURO WAREEGTADA RA’IISAL WASAARAHA XILKA SII HAYA

[download id=”1121″]

Wareegto_cweli

 

GOOBJOOGE.COM

Muqdisho-Somalia

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON