Monday, June 23, 2025

Somaliya oo noqotay Dalka ugu dhimashada badan Cudurka Covid-19 Bariga Afrika & dalka 12-aad ee Afrika

Soomaalidu ayaa noqotay dalka koowaad ugu dhimashada badan cudurka Covid-19 dalalka Bariga Afrika oo dhan iyp dalka 12-aad ee Afrika uu geerida badan.

Arrintan ayaa timid kadib markii 25 qof la qof xaqiijiyey inay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyadoo xalay oo qura 9 qof ay cudurkan ugu geeriyoodeen Isbitaalka Martiini ee dowladda, waxaana dadka qaba ee gudaha Soomaaliya ay gaareen 480 qof.

Dalka Sudan oo Somalia ku soo xigta waxaa cudurka ugu geeriyootay 21 qof, waxaan qaba 237 qof, halka dalka Kenya ay ku dhinteen 14 qof, ayna cudurka sidaan 355 qof.

Ad

Guud ahaan Afrika waxaa cudurka Ccovid-19 qaba dad ka badan Over 31,000, sid ay sheegtay WHO, waxaana qaaradda ku dhintay 1,414 qof .

HOOS KA AKHRISO LIISKA DALKA BARIGA AFRIKA

Somalia: 480 (26 dhimasho)

- Advertisement -

Sudan: 237 (21 Geeri)

Itoobiya: 123 (3 dhimasho)

Kenya: 355 (14 dhimasho)

Jabuuti: 1023 (2 Geeri)

- Advertisement -

Tanzanina: 300 (10 Geeri)

Eriteria: 39 (0 dhimasho)

South Sudan: 6 (0 dhimasho)

Uganda: 75 (0 dhimasho)

Rwanda: 191 (0 dhimasho)

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON