Friday, June 27, 2025

TACSI loo dirayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo walaalkii ku geeriyooday Nairobi

TACSI TIIRAANYO LEH

Waxaa maanta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Cusmaan Cilmi Cadaawe  oo ah madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud walaalkiis oo in muddo ah xanuunsanaa.

Marxuumka ayay wallaalo dhinaca hooyada ahaayeen madaxweynaha, Waxayna  Bahda Goobjooge.com tacsi u direyaan Reer Sheekh Maxamuud iyo reer Cilmi Cadaawe gaar ahaan:

Sahra Cusmaan Cilmi

Nuur Cilmi Cadaawe

Xasan Sheekh Maxamuud

Cali Sheekh Maxamuud

Nuurta Sheekh Maxamuud

iyo Xuseen Sheekh Maxamuud.

Waxaan sidoo kale marxuumka alle uga baryeynaa inuu naxariis Janno ugu deeqo, ehelkii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON