Tag: Aaska Yariisow

Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah. [Qormo uu diyaariyey Yuusuf Garaad]

Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo...

Madaxda Dowladda marka laga reebo Madaxweynaha oo ka qeyb galay Aaska Marxum Yariisow [Sawirro]

Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan.

Meydkii Marxuum Yariisow oo la keenay Muqdisho & Janaasada oo lagu qabtay Garoonka [Sawirro]

Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho,

Guddiga Qabanqaabada Aaska Marxuum Yariisow oo shaaciyey xilliga Dalka la keenayo iyo…

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo...

Aaskii Marxuum Yariisow oo dib u dhacay & Diyaaradii soo qaadi lahayd.. [Akhriso...

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana duqa magaalada...

Ra’iisal wasaare Kheyre oo Muqdisho uga qeyb galaya Aaska Marxuum C/raxman Yariisow

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah ku sugnaa...

Wararkii ugu danbeeyay Aaska Marxuum Yariisow & Wadooyinka Muqdisho oo la xiray

Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum...
error: Content is protected !!