Tuesday, March 2, 2021

Abiy Ahmed

Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo meel fagaare ah lagu arkay, kadib warar xaaladiisa caafimaad laga faafiyey

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa in muddo ah kadib meel fagaare ah lagu arkay, kadib maalmo aanu kasoo muuqan warbaahinta oo warar nadan...

Abiy Ahmed oo shaaciyey inuu kulan gaara la yeeshay Madaxweyne Farmaajo ka hor shir Madaxeedka IGAD

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa kulan gaara kula yeeshay Magaalada Jabuuti madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ka hor shir madaxeedka aan caadiga ee...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Kenya oo ku kulmay Mooyaale iyo mashruuc ay ka fureen

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula kulmay qaabilay magaalada xuduuda...

Mareykanka oo xaqiijiyey in kumanaan Askari oo Eritrean ah ka dagaalameen Gobolka Tigray & Sir fakatay

Diblomaasiyiinta Mareykanka ayaa xaqiijiyey in kumanaan askari oo ka tirsan ciidamada Eritrea ay ka gudbeen xadka ay la leeyihiin Itoobiya, kana qeyb qaateen dagaalka...

Afhayeenka TPLF oo shaaciyey inay dagaallo rogaal celin ah bilaabi doonaan iyo sababta ay uga baxeen magaaloo..

Afhayeenka Jabhadda TPLF ayaa shaacisay sababta ay uga baxeen caasimadda Gobolka Tigray iyo magaalooyinka kale, isagoo sheegay inaysan dheereyn xilliga ay dagaallo rogaal celin...

Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

Hoggaamiyaha Tigray: “Keenna ugu danbeeya ilaa uu ka dhinto waan la dagaalameynaa kuwa soo duulay”

Hogaamiyaha Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay caddowga kusoo duulay la dagaalami doonaan ilaa qofka ugu danbeeya, kadib markii ay ciidamada Itoobiya qabsadeen caasimadda...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo ku dhawaaqay inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Tigray

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Gobolka Tigray. Saacado kadib markii ay dhammaaday muddadii 72-ka...

Ra’iisal Wasaraha Itoobiya oo digniin culus u diray Beesha Caalamka, kana dalbaday inaan faragelin lagu sameyn…

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray digniin ku socota beesha Caalamka, isagoo uga digay inay isku dayaan faragelin ay ku sameeyan xaaladda...

Safiirka Itoobiya ee Somalia oo shaaciyey Go’aan Madaxweyne Farmaajo ku taageeray Dagaalka Tigray (Akhriso)

Safiirka dowladda Itoobiya u jooga magaalada Muqdisho Jalaaludiin Omar ayaa shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya uu si buuxda u taageeray howlgalka fulinta sharciga ee ciidamada...

Hoggaamiyaha Tigray oo ku gacan seyray waqtigii uu u qabtay Abiy Ahmed, kuna dhawaaqay inay diyaar…

Hoggaamiyaha Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya Debretsion Gebremichael ayaa meesha ku gacan seyray digniin kasoo yeertay Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo muddo 72...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo 72 Saacadood u qabtay Madaxda Gobolka Tigreega inay isku dhiibaan, haddii…

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray amar uu siinayo madaxda Gobolka Tigray, isagoo u qabtay muddo 3 maalmood ah. Qoraal ka soo baxay...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!