Tag: Amniga Muqdisho

Digniin ku saabsan Baabuur Qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho

Sida ay sheegayaan xog laga soo xigtay saraakiisha Amniga magaalada Muqdisho waxaa laga digay baabuur qaraxyo sida inay ku jiraan caasimadda.

Guddoomiye Yariisow oo Qaswade ku tilmaamay Xildhiban Fiqi (Dagaal kale oo ka bilowday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa soo nooleeyay dagaalkii baraha bulshada ee kala dhaxeeyay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, isagoo ku tilmaamay...

Taliska Booliska oo Amarro kasoo saaray Baabuurta Wadooyinka la dhigto ee magaalada Muqdisho.

Taloyaha ciidamada Taraafikada Gen. Maxamed Xuseen Madaalle ayaa digniin kasoo saaray gawaarida la dhigo wadooyinka magaalada Muqdisho inta ka harsan ciidul fitriga...

Baarlamaanka oo ku dhegan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda & Xaaladda Amniga Muqdisho oo miiska...

Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta yeelanaya fadhi ka mida kalfadhiga afraad ee Baarlamaanka, iyadoo looga doodayo amniga caasimadda Muqdisho. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay lagu...

Faahfaahin Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Ex-kontrol Afgooye, kaasoo ahaa gaari lagu xiray miino. Qaraxan oo nuuciisa uu ahaa miinada dhejiska ayaa waxaa gaarigiisa...

Taliyeyaasha Milateriga, AMISOM & Booliska oo isu tegay xarunta Gobolka Banaadir [Sawirro]

Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa kulan weyn uu dhex maray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir...

Xaalad cusub oo ku soo korortay Wadooyinka gala Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad cusub ay ku soo korortay  wadooyinka taga garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho. Garoonka Aden Cadde oo isu...

Xildhibaan isu bedelay sarkaal oo amarro dhinaca amniga ah kasoo saaray Muqdisho

Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mida xildhibaanada ugu afka dheer Baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn ugu kacsan xukuumadda ayaa amarro la yaab leh...
error: Content is protected !!