Tag: Baaralmaanka

Guddiga joogtada ah ee Baarlamanka oo shir uga furmay Muqdisho [Ajendayaasha looga hadlayo. -Akhriso]

Waxaa maanta Duhurtii ka furmay xarunta Villa Hargeysa kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanak Soomaaliya, kasoo looga hadlayo dejinta ajendayaasha Baarlamaanka...

Xildhibaanada Baarlamaanka ookulan loogu yeeray iyo Sharciyo muhiim ah oo la ansixinayo..

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah lagu wargeliyey inuu jiro kulankii 16aad ee kalfadhiga 5aad oo looga...

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta sabab la’aan loo baajiyey & Gudgoonka oo lagu dhegan..

Kulanka Golaha Bararlamaanka Soomaaliya ee maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa sabab la'aan u baaqday, iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixin...

XOG: Gudoonka Barlamanka oo Farageliyay Dacwadii Fahad Yaasiin ugu hanjabay Xildhibaan…

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hor yimid Dacwad uu sheegay agaasimaha xilka sii haya ee Hay'adda NISA Fahad Yaasiin Xaaji inuu ku...

Xildhibaan lagu eedeeyay Shabaabnimo oo Dacwad ku soo oogaya Wasiir Goodax..

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed ooa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu dacwad la tiigsanayo Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ku eedeeyya...

Fadhigii Baarlamaanka oo furmay & Wasiiradii loo yeeray oo tegay [2 mas’uul oo ka...

Fadhigii Golaha Baarlamaanka ee loogad doodayo arrimaha Amniga ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho.

DEGDEG: Kulankii Xildhibaannada Baarlamanka oo baaqday, kadib markii…

Kulankii xildhibaannada Golaha Shacabka ee maanta ayaa lagu dhawaaqay inuu baaqday. Wararkii ugu danbeeyay ayaa...

Maxaa ka run ah Qeylo-dhaanta Xildhibaan Muna Key, Yaase weerarray Xildhibaanad Luuley..? [Warbixin]

Waxaa dagaal haween shalay dhex maray laba xildhibaan oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo dagaalkaasi uu markii danbe isu bedeley olole siyaasadeed. Goojoogayaal madax...

Xildhibaannada Baarlamaanka oo ansixiyey mid ka mida Sharciyadii la hor geeyay [Akhriso]

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhoweyd ansixiyey xeerka hanti dhowrka oo isbedel kooban lagu sameeyay. Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheikh ayaa furay kullanka maanta...

Aqalka Sare oo soo xiray kalfadhigiisii Afraad xilli ay joogsatay wadashaqeyntii Golaha Shacabka

Kalfadhigii afraad ee aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lasoo xiray kadib qoraal kasoo baxay xafiiska Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi. Qoraalka Guddoomiyaha Aqalka...

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo eedeyn kulul u jeediyay Xoghayaha Baarlamaanka

Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn u jeediyey xoghayaha Golaha Baarlamaanka C/kariin  Buux oo shalay soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu...

AKHRISO: Mooshinka & Xildhibaannada Saxiixay in Baarlamaanku ka doodo heshiisyo uu galay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u gudbiyey guddoonka Baarlamaanka Mooshin soo-jeedin ah oo ay ku dalbanayaan in baarlamaanku ka doodo heshiisyo uu madaxweyne...

Xildhibaannada Baarlamaanka oo maanta dib u furmaya [Maxay ku heshiiyeen Guddoomiyaha & Guddiga joogtada..?]

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta dib u bilaabaya kulamadoodii kadib hakad ku yimid muddo toddobaad ka badan, kadib  khilaaf ka dhashay kala diristii Guddiga...

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo u digay Guddoomiye Mursal [Kala diristii Guddiga Maaliyadda oo…]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa  la sheegay inuu ka hor yimid go'aanka guddoomiye ku xigeenka koowaad ku kala diray Guddigii...

DEGDEG: Guddoonka Golaha Baarlamaanka Federaalka oo kala diray Guddigii Maaliyadda

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddoonka Golaha Baarlamaanka uu kala diray Guddigii  Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Baarlamaanka Federaalka. Warkan oo ay...

XOG: Dood kulul oo maanta ka dhaceysa Baarlamaanka [Xukuumadda Kheyre oo Qorshe u diyaarisay-AKHRISO]

Kulan adag ayaa maanta ka furmaya Golaha Baarlamaanka, iyadoo ajendaha looga doodayo uu yahay warbixin ay soo saareen qaar ka mida Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka...

Kulankii Baarlamaanka ee maanta oo Kooram la’aan u baaqday & Dood ka dhalatay shaqada...

Kulankii Baarlamaanka ee maanta ayaa u baaqday kooram la'aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen tirada kooramka looga baahnaa xildhibaannada Baarlamaanka. Xildhinaannada oo maanta u...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Xarunta Jen. Kaahiye & xildhibaanno tiro yar oo xaadiray [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray xarunta Dugsiga sare ee Booliska Jen. Kaahiye oo ay ka dhaceyso furitaanka kalfadhiga afraad ee...

Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka oo kulan la yeeshay Guddiga Dastuurka ee labada Aqal...

Shirkii guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka ayaa kulan ay xarunta golaha shacabka kulayeesheen guddiga joogtada ah ee golaha shacabka iyo guddiga dib u eegista...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Dalab ku saabsan Arrimaha Xajka u diray Xukuumadda Somalia [Sawirro]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo ku xigeenka labaad ayaa kulan la yeesahy Guddiga arrimaha diinta iyo Awqaafta u qaabilsan Baarlamaanka...
error: Content is protected !!