Tag: Baraawe

Wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia & K/Galbeed oo Diyaarad Helikobtar u qaatay tegay Baraawe

Wafdi ay hoggaaminayaan Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda iyo Wasiirka Gargaarka xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.

Madaxweynaha cusub ee Maamulka K/Galbeed oo maanta gaaray Degmada Baraawe [Sawirro]

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis laftagareen ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose oo ah caasimadda maamulka K/Galbeed. Wafdiga Madaxweynaha K/Galbeed ee...

Alshabaab oo Weerar madaafiic ah ku qaaday Markab ay AMISOM leedahay oo taagan Xeebta...

Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Markab taagan qaaday meel u dhow xeebta degmada...

Maamulka Degmo ka tirsan Gobolka SH/Hoose oo Haweenka ka mamnuucay inay xirtaan Indha-shareerta

Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Sh/hoose ayaa haweenka ku nool degmadaasi ka mamnuucay inay xirtaan Indha-shareerta. Guddoomiyaha degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe ayaa...

Dhalinyaro ku Geeriyootay Qarax ka dhacay Garoon Ciyaareed oo ku yaalla Magaalada Baraawe

Wararka ka imaanaya magaalada Barawe ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan afar dhalinyaro ah ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku...

Shariif Xasan oo heshiis la saxiixday Shirka Shiinees ah oo dib u dhiseysa Dekadaha...

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif  Xasan Sheekh Aadan ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha. Shirkaddan ayaa la sheegay inay dib u...

Markab Saanad Milateri u sida ciidamada Somalia iyo AMISOM oo ku xirtay Dekadda Baraawe...

Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dekada Magaalada Baraawe oo aan shaqeyn  uu ku xirtay Markab Siday Saanad Ciidan oo ay leeyihiin...

Nabadoonkii labaad oo lagu dilay Degmada Baraawe & Alshabaab oo lagu eedeeyay

Wararka laga helayo magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ahaa. Dabley hubeysan ayaa xalay ku dilay Degmada...

Koox Bistoolado ku hubeysan oo qaab farsameysan u dilay Oday Caan ahaa [Akhriso]

Wararka laga helayo gobolka Sh/Hoose aya asheegaya in oday waayeel, nabadoon ah lagu dilay degmada Baraawe ee xarunta maamulka K/Galbeed aanu ku shaqeyn. Koox Bistoolado...

SAWIRRO: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Reer Baraawe uga warramay taariikhdiisa Baraawe

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali Xagaa,...

SAWIRRO: Ra’iisal wasaaraha & Madaxweynaha K/Galbeed oo tegay Baraawe [Keating oo ku biiray]

Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya, madaxweynaha maamulka K/Galbeed iyo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka degay magaalada Baraawe. Madaxdan oo ay wehliyaan saraakiil iyo mas'uuliyiin kala duwan...

DEGDEG: Alshabaab oo Madaafiic ku weerartay Garoonka Baraawe oo Ra’iisal wasaaraha ka degay

War hadda soo dhacay  ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay madaafiic ku rideen Garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe oo ay goor dhow ka degeen madax...

DEGDEG:Shariif Xasan & Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Baraawe

Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu halkaasi gaaray madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan. Shariif Xasan...
Kumaandooska Soomaaliya & Mareykanka oo u gurmaday ciidamo AMISOM

Ciidamada Xoogga dalka oo degaano cusub kala wareegay Kooxda Alshabaab

Ciidamada xoogga dalka ayaa degaano cusub oo ka tirsan Gobolka Sh/hoose kala wareegay xarakada Alshabaab. Howgallo ay qaadeen ciidamada deegaanada hoos taga degmada Gobolka Sh/hoose ...

Xiisad Dagaal oo ka taagan degmada Baraawe & Alshabaab oo qabsatay degaan cusub

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegay degaanka Rasadaay ee duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, markii ay ka baxeen Ciidamadii AMISOM. Wararka laga helayo...

Dad ku dhintay Madaafiic AMISOM ku duqeysay Magaalada Baraawe

Wararka laga helayo degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay madaafiic ku gareen magaaladaasi. Dadka degaanka ayaa sheegay in qof...

Alshabaab oo weerar kedis ah ku qaaday Baraawe & Wararkii ugu danbeeyay

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar dhul iyo Bad ah ku qaaday degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada hoose oo ah caasimadda aan lagu shaqeyn ee maamulka...

Ciidamada AMISOM oo Gobolka Shabeelada Hoose ku dilay wiilal walaalo ah

Ciidamada AMISOM ee ku sugan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa lagu eedeeyay inay fal dil ah oo fool xun ka geysteen degmada Baraawe. Dadka degmada Baraawe...

DAAWO SAWIRRO: Shariif Xasan oo Diyaarad Helikobtar ah ku tegay Baraawe

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay madaxtooyada cusub ee maamulkaasi ka dhistay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Shariif...

Aaska Marxuum Burci Maxamed Xamza oo maanta ka dhacaya Degmada Baraawe

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu aaso Allaha u naxariistee Marxuum Burci Maxamed Xamza, oo ahaa Wasiiru dowlihii Xafiiska Ra’iisul wasaaraha ee...
error: Content is protected !!