Tag: Beesha H/Gidir

AKHRISO: War-murtiyeedka kasoo baxay Shirkii Wadatashiga Beesha Sacad ee Gaalkacyo. [Xaalad cusub]

Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo idlaaday shirkii wadatashiga Beesha Sacad H/Gidir oo muddo shan maalmood ah ka socday halkaasi, iyadoo laga soo...

XOG: Xildhibaanno loo ogolaaday oo la kulmay Siyaasiga xiran ee C/raxmaan C/shakuur [Maxay ku...

Xildhibaano dhowr ah ayaa loo ogolaaday inay arkaan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo u xiran dowladda Soomaaliya. Xildhibaanadan ayaa ka codsaday Ra'iisal Wasaare Kheyre inay...

Xildhibaanno & Odayaal shirar Beeleed ka wada Muqdisho & Xaaladihii ugu dambeeyay

Shirar siyaasadeed ayaa hareeyay magaalada Muqdisho kadib markii xabsiga loo taxaabay siyaasiga C/shakuur C/raxmaan Warsame oo xalay gurigiisa lagu weeraray. Odayaasha beesha H/Gidir iyo xildhibaannada...

XOG: Xildhibaannada Beesha H/Gidir oo xalay kulamo la yeeshay Madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha

Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa xalay saqdii dhexe kadib tegay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyagoo kulamo degdeg ah la yeeshay madaxda sare ee dowladda...

Malaaqa Guud ee Hubeer oo u jawaabay Beesha H/Gidir, kana hadlay dilka Wasiirkii...

Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji. Wuxuu sheegay...

Beesha H/Gidir oo ka digtay in la fuliyo xukunka askarigii dilay Wasiirkii Howlaha Guud

Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen waxgarad iyo nabadoonno ka tirsan beesha H/Gidir ayaa baaq loogu diray madaxda dowladda Federaalka. Qoraal...

Ehelada Askarigii Dilay Wasiirkii howlaha Guud oo Bannaanbaxyo ka wada Muqdisho

Dadweyne la sheegay inay ehel la yihiin askarigii dilka lagu xukumay ee lagu helay dilka Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya ayaa bannaanbaxyo ka wada...

Gen. Yuusuf Indha-cadde oo Runta u sheegay Beesha H/Gidir, uguna baaqay inay ka baxaan…

Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dadka degan xarumaha dowladda, siiba kuwa milateriga ugu baaqay inay ka baxaan xarumahaasi. Yuusuf Indha-cadde ayaa sheegay in uu...

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Kheyre oo diiday culeys uga yimid Beesha H/Gidir

Xildhibaanada laba gole ee Beesha H/Gidir ayaa wada olole ay culeys ku saarayaan dowladda Somaaliya kadib xiisad ka dhalatay laba kiis oo ay ku...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu qabsaday Gef uu ka galay Beesha H/Gidir [Warbixin kulankii Odayaasha]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhowaan shirar la yeeshay odayasha dhaqanka beelaha qaarkood. Shirarka oo ahaa  dalab ka mida yimid Madaxweyne Farmaajo...

Maxaa kasoo baxay kulankii Odayaasha Xildhibaanada Beesha H/Gidir la yeesheen Madaxweyne Farmaajo..?

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa kulan socday muddo ku laba saacadood oo dhex maray odayaasha iyo xildhibaanada labada gole ee beesha H/Gidir...

Beesha H/Gidir oo caawa shir xasaasi ah la leh madaxweyne Farmaajo [Laba Qodob oo...

Odayaal, iyo xidhibaanada labada gole ugu beesha Habargidir ayaa caawa kulan kula leh xarunta madaxtooyada madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Kulankan ayaa ka mida shirarka iyo...
error: Content is protected !!