Tag: Boolis

Faahfaahin: Askar ka tirsan Booliska Gaarka ee Dowladda Soomaaliya ah oo lagu dilay Qarax...

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska Soomaaliya (Harmacad),...

Qarax lala beegsaday Booliska sida gaarka ah u tababarran & Wararkii ugu danbeeyay Qasaare..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran ee ...

Jeneraal ka tirsan Ciidamada Booliska oo dhaawac Culus kasoo gaaray Qarax lagu khaarijin lahaa..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu watay jeneraal ka...

Saraakiisha Booliska Gobolka Banaadir oo loo dalacsiiyey Jeneraallo iyo Gaashaanleyaal. [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, markii la sheegay inuu soo jeediyey Taliyaha Booliska Soomaaliyeed...

War Cusub oo kasoo kordhay sarkaal Boolis ah oo la sheegay inuu is- daldalay....

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sarkaal ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliya oo ku dhintay magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay inuu...

Faahfaahin: Ciidamada Dowladda Somalia oo si bareer ah u dilay Darawal Mooto Bajaaj…

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa si bareer ah u dilay Darawal Mooto bajaaj, wuxuuna falkan ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.

Koox hubeysan oo lagu qabtay Suuqa weyn ee Bakaaraha & Booliska oo war kasoo...

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal Ciidamada ka fuliyeen Suuqa Bakaaraha, degmada Howl-wadag oo lagu qabtay Koox Burcad ah.

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Dil ka geystay magaalada Muqdisho, kadibna baxsaday..

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda uu dil ka geystay xaafadda Saybiyaano ee Degmada Hodan,...

Xubno lagu tuhunsan yahay inay Dilal qorsheysan ka fuliyeen magaalada Muqdisho oo la qabtay

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in xubno lagu tuhunsan yahay falal lagu dilal ah oo dad lagu khaarijiyey dad kala duwan...

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & Dad loo qabtay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho oo ka kala dhacay degmooyinka Xamarweyne iyo Wadajir.

Ciidamo Boolis & Milateri ah oo dagaal culus ku dhex maray magaalada Muqdisho

Ciidamo ka wada tirsan askarta dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku dagaalamay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Bannaabaxyo ka socda Magaalada Muqdisho iyo Xaaladihii ugu danbeeyay.. (Sawirro)

Banaanbax aan lasoo abaabulin oo rabashado wata ayaa kasocada Isgoyska Howlwadaag ee u dhow Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamo ka tirsan Booliska oo lagu Qarxiyey Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya asheegay in ciidamo ka tirsan Booliska oo watay gaari xalay lagu qarxiyey agagaarka xerada Asluuubta, xaafada...

Ciidamo cusub oo lagu kordhiyey Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegay Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed uu ciidamo cusub oo Boolis ah geeyay Saldhigyada degmooyinka Gobolkan Banaadir.

1400 Ciidamo Boolis ah oo kusoo biiray sugidda Amniga Magaalada Muqdisho [Daawo Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xarunta tababarka ciidanka booliiska ee General Kaahiye tababar ugu soo xiray 1,400 ciidamo Booliis...

Faahfaahin: Sidee Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska Qarax loogu xiray Muqdisho?

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay qarax loogu xiray uu ku qarxay Xaafada Sey Biyaano, degmada Hodon. Gaariga qarxay...

Taliska Booliska oo shaaciyey in la qabtay askar falal dil ah Muqdisho ugu geystay...

Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey ciidamo ka tirsan Booliska oo Muqdisho ku dilay dad shacab maalmihii ugu danbeeyay. Madaxa Waaxda canshuuraha ee...

Taliska Booliska oo Xabsiga dhigay Askari Baraha bulshada lagu baahiyey isagoo Baad qaadanaya

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey inay Xabsiga dhigeen askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay inuu baad ka qaatay dadka gaadiidka wata. Afhayeenka...

Haweeneydii Muuqaalkeeda qabsatay Baraha Bulshada oo dalbatay in la sii daayo Sarkaalkii Ciidamada Booliska

Haweeney baraha bulshada ku qabsatay marka ay soo dhigtay Video sarkaal ka tirsan ciidamada booliska basle ahaa saygeedii hore oo garaacaya ayaa muuqaal kale...

Wasaaradda Amniga oo xabsiga dhigtay Sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliyeed [Akhriso sababta]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xirtay saarkal ka tirsanaa ciidamada Booliska, kadib markii uu fal xadgudub ah kula kacay xaaskiisa hore. Qoraal kooban...
error: Content is protected !!