Tag: C/kariin Guuleed

C/kariin Guuleed oo kashifay kulamo Qarsoodi ah & Wadahadal Madaxda Dowladda ka gelayaan Kiiska...

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dhowaan siyaasadda ku soo laabtay ayaa sheegay inay jiraan kulamo qarsoodi ah oo madaxda...

C/kariin Guuleed oo ku dhawaaqay inuu Siyaasadda kusoo laabtay & Dhismaha Xisbi siyaasadeed

Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay inuu dib ugu soo laabtay siyaasadda,...

Sidee Guddoomiye Jawaari u maareeyay Su’aalo weydiintii C/kariin Guuleed 2014 [Daawo]

Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo Gole joojiyey...

C/kariin Guuleed oo Laba Dhaliil u yeelay xukunkii Maxkamadda Guriceel ee kiiska gabadhii...

Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday wasiirka amniga Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay xukun ay maxkamad ku taalla degaanka Guriceel ee...

Xasaradda heshiiska Barbera iyo dareenka ka dhashay [Qormo uu qoray C/kariin Guuleed]

Waxaa wax laga xumaado ah in xasaradda ka dhalatay heshiiskii Barbera ay damqisay dhaawacyadii iyo boogahii uurkutaalada lahaa ee Somaliland kala dhaxeeyay Soomaali inteeda...

C/kariin Guuleed: “Lama aqbali karo in dowlado shisheeye ay meel uga dhacaan karaamada Madaxweyne...

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka mid noqday siyaasiyiinta difaacay madaxweynaha Soomaaliya oo la sheegay in dad qarsoon oo Imaaraadku soo...

C/kariin Guuleed: “Waa in si degdeg ah loogu yeero safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya...

Madaxweynihii hore ee Galmudug, soona noqday Wasiir ka tirsan xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa soo jeediyey in dowladda Soomaaliya ay tallaabo ka qaado xadgudubka...

C/kariin Guuleed oo su’aal ka keenay Musuqa Dowladda Farmaajo & Kheyre: “Xagee Salaadu iska...

Madaxweynihii hore ee Galmudug, horena u soo noqday wasiir C/kariin Xuseen Guuleed ayaa su'aal ka keenay in Soomaaliya ay sanadkii 2017 kaalinta koowaad ka...

C/kariin Guuleed oo Qeylo dhaan soo diray: “Galmudug sidaan ha loo dhaamo..”

Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa qeylo dhaan uu ka soo saaray xaaladda Galmudug ku taliyay in xaaladda wadaxaajood lagu dhammeeyo oo caqligu...

5 su’aal ha la weydiiyo C/kariim Xuseen Guuleed & Mahad Salaad [Qormo xaqiiqo raadin...

Heshiisyada ay Xukuumaddu sheegtay inay u cuskatay arrinta Qalbi Dhagax waxaa wax ka kala saxiixay madaxweynihii hore ee Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed iyo wasiiru...
Heshiiskii Galmudug & Kilinka Shanaad oo burbur qarka u saaran

C/kariin Guuleed oo u jawaabay Madaxweynaha Killinka Shanaad ee Itoobiya [Akhriso]

Madaxweynihii hore ee  Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa u jawaabay Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Qoraal jawaab celin ah oo C/kariin soo...

C/kariin Guuleed oo Qoraal kulul ku difaacay Sheekh Nuur Baaruud [Akhriso]

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Guuleed ayaa si weyn u difaacay Sheekh Nuur Baaruud oo xildhibaano iyo dad ku kacsan xukuumadda Soomaaliya ay si...

C/kariin Guuleed oo taageeray dalabka Ahlu suna ee Doorashada Galmudug [Akhriso tallooyin uu soo...

Madxaweynihii hore ee maamulka Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed ayaa taageeray baaqii kasoo baxay maamulka Ahlu suna oo ku saabsanaa in dib loo dhigo doorashada...

Muxuu isu casilay Madaxweynihii Galmudug C/kariin Guuleed…? [Akhri Qoraalka is-casilaadda]

Madaxweynihii Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay, isagoo dadka Galmudug u rajeeyay inay isku duubnaadaan. Qoraalka is-casilaadiisa ayuu ku sheegay inuu isu casilay...

DEGDEG: Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed oo ku dhawaaqay inuu is casilay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Go'aanka uu C/kariin Xuseen...

Guddi doorasho oo ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Galmudug

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Guddi Baarlamaanka kala qeybsan ee Galmudug ka tirsan ay ku dhawaaqeeen xilliga la qabanayo doorashada madaxweynaha maamulkaasi. Guddigan...

C/kariin Guuleed & Shariif Xasan oo hogaaminaya ololaha dib u doorashada Xasan Sheekh [Akhri]

Laba ka mida madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ayaa hogaan u noqday ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonayo in dib loogu doorto xilka. Madaxweynaha Galmudug C/kariin...

Musharax Farmaajo oo Baaq culus u diray Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed [Shir-jaraa’id]

Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ku eedeeyay inay ku jiraan ololaha Doorashada madaxweynaha dalka. Shir jaraa'id oo uu...

Xildhibaanadii xilka ka qaaday C/kariin Guuleed oo xaalada adag soo wajahday [Wararkii ugu danbeeyay]

Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa xaalad adag ka soo wajahday magaalada Cadaado oo ay shirarkooda ku qabsan jireen. Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Cadaado...

Maxaa ka cusub Cadaado: Xildhibaano qaadacay wadahadal & musharixiin isu sharxaya xilka C/kariin Guuleed

Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in xildhibaanada xilka ka qaaday madaxweyne C/kariin Guuleed ay diideen inay la kulmaan wafdiga...
error: Content is protected !!