Tag: Dacwad

Nin Ingiriis ah oo Maxkamad loogu soo taagay Muqdisho, khalkhal gelinta Amniga… [Daawo]

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii lagu...

Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabelle & ku-xigeenkiisa oo loo gudbiyey Maxkamadda Sare

Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo ku-xigeenkiisa Cali C/llaahi Xuseeen (Guudlaawe) ayaa loo gudbiyey Maxkamadda Sare ee dalka.

Heshiis ay gashay dowladii Xasan Sheekh oo Soomaaliya oo loo heysto Lacag ka badan...

Shirkad lagu magacaabo Amo Shipping Company (AMOSC) oo ka dhisan jasiiradda Qubrus ayaa dacwad ku soo oogeysa dowladda Soomaaliya, iyadoo ka dooneysa lacag ka...

Halkee ku danbeysay dacwadii Siyaasiga C/raxmaaan C/shakuur..? [Dowladda Somalia oo heshiis xeerjajab… ]

Dowladda Soomaaliya ayaa xeer jajab hoose iyo heshiis ku dhammeysay dacwadii ka dhanka ahayd siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo dhibaatadii ka dhalatay weerarkii NISA...

AKHRISO: 5 Qodob oo Maxkamadda Rafcaanka kasoo saartay Dacwadii C/raxmaan C/shakuur

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir Go'aanno culus ka qaadatay kiiska dacwadeed ee xeer ilaalinta ku soo oogtay siyaasiga C/raxmmaan C/shakuur Warsame. Go'aannada ay maxkamaddu soo saartay,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo iska fogeeyay dacwad loo heysto Wasaaradda Amniga [DHAGEYSO]

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay inuu wax ka ogyahay dacwad ka dhex taagan wasaaradda amniga gudaha iyo siyaasiyiinta xisbiyada magaalada Muqdisho. Dacwadaasi...
error: Content is protected !!