Tag: Doorashada Axmed Madoobe

XOG: Madaxda Dowlada Somalia oo Culeys ku saabsan Doorashadii Axmed Madoobe kasoo wajahay Beesha...

Dowladda Somalia ayaa culeyskii ugu horeeyay kasoo wajahay xaaladda Jubbaland iyo dib u doorashadii Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), kadib markii beesha wakiilada...

Dowladda Kenya Hambalyo iyo talo ku saabsan Dowladda Somalia u dirtay Axmed Madoobe. [Akhriso]

Dowladda Kenya ayaa hambalyo iyo talo wada socda u dirtay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee shalay dib loogu doortay Doorasho...

Siyaasiyiinta Hawiye oo ku Midoobay Hambalyada aan loo kala harin ee Axmed Madoobe [Akhriso]

Siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweynayaashii hore ee dalka, wasiiro hore iyo madaxweynayaal hore oo maamul Goboleed ayaa hambalyo u diray...

DEGDEG: Axmed Madoobe oo la filayo in wareega koowaad Cod Aqlabiyad ah lagu doorto

Iyadoo ay hadda bilaabtay tirinta codadka Wareegga koowaad ee Doorashada ka socota magaalada Kismaayo ayaa la filayaa in madaxweynaha markii saddexaad u...

Danjire Maxamed Cabdi Afey: “Ciddii isku dayda inay maja-xaabiso maamulka Jubbaland, waan far fiiqeynaa…”...

Wakiilka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa hanjabaad kulul ka jeediyay xafladii doorashda Jubba oo hogaamiye Axmed Madoobe ku soo baxay, wuxuuna...

Axmed Madoobe oo mar kale loo dhaariyay madaxweynenimada Jubba muddo 4 sano ah

Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo goor dhoweyd lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay jagada madaxweynaha maamulka Jubbaland muddo 4 sanadood ah ayaa loo dhaariyay...

TOOS ULA SOCO DOORASHADA MADAXWEYNAHA JUBBALAND – KISMAAYO-

Doorashada madaxweynaha Jubba oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo ayaa hadda si toos ah loo bilaabay, wxaana hoolka doorashadu ka dhaceyso ku...
error: Content is protected !!