Tag: Doorashada Jubbaland

Wakiilka Q/Midoobay oo ka digay inaysan Beesha Caalamka taageeri doonin Doorashada Jubaland, kana dalbaday..

Qoraal jawaab ah oo wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo ku hadlaya magaca Beesha Caalamka u diray Guddiga Doorashada Jubbaland ku...

Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo magaalada Kismaayo ku doortay Guddoomiye iyo… [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda Axmed Madoobe...

Dowladda Somalia oo waxba kama jiraan ku tilmaantay Doorashada Jubbaland [Akhriso 3 Qodob oo...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ku saabsan Doorashada Dowlad Goboleedka Jubaland.

Xildhiban Fiqi oo maanta isu bedelay weriye soo tebiyey Doorashadii Jubbaland ee Garabka Axmed...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana mida xisbiga UPD uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh...

Guddoomiye ku-xigeenadii Baarlamaankii hore ee Jubbaland oo Dib loo doortay, iyadoo aan lala tartamin

Iyadoo maanta magaalada Kismaayo ay ka dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labaad ee Jubbaland garabka Axmed Madoobe ayaa waxaa iyadoo aan lala tartamin...

Guddoomiyihii Baarlamaankii hore ee Jubbaland oo dib loo doortay

Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu doortay Guddoomiyaha cusub baarlaamanka Jubbaland kadib doorasho ka socoto Magaalada Kismaayo oo ay qabanqaabiyeen Guddiga...

Guddiga Doorashada Jubbaland oo War Cusub soo saaray [Doorashadii Madaxweynaha oo Dib loo dhigay]

Guddiga Doorashada Jubbaland ayaa Goor dhoweyd soo saaray qoraal uu ku sheegay inuu kordhiyey waqtiga Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo fursad la siinayo...

C/kariin Qalbi-dhagax oo magaalada Kismaayo lagu soo dhoweeyay [Yuu taageersan yahay..?]

waxaa magaalada Kismaayo maanta gaaray C/kariin Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mida Saraakiishaabhada ONLF oo dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay Dowladda Itoobiya,...

Wakiilka UN-ka & Beesha Caalamka oo War Culus kasoo saaray Doorashada Jubbaland [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay xafiiska Q/Midoobay oo ay soo saareen Wakiilada Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaaladda Doorashada Maamulka Jubbaland oo waanwaan...

Musharixiinta isbedeldoonka Jubaland oo 6 Shuruud hordhigay Wakiilka Q/Midoobay & Beesha Caalamka

Iyadoo ay magaalada Kismaayo ka socoto waanwaanta ay wadaan xubnaha beesha Caalamka oo uu horkacayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa...

Guddiga Doorashada Jubaland oo Aqbalay Dalabkii Wakiilada Beesha Calamka & Qodobo kale oo la...

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddiga Dastuurka Maamulka Jubbaland uu aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada Beesha Caalamka...

Wakiilada Beesha Caalamka oo Axmed Madoobe ka dalbaday 2 Qodob [Akhriso jawaab yaab leh...

Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo maanta gaaray wafdi ka socda Beesha caalamka oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan,...

Wakiilada Beesha Caalamka oo waanwaantii ugu danbeysay u tegaya Magaalada Kismaayo

Waxaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo wakiilio ka socda beesha caalamka oo dadaal ugu jira in xal loo helo khilaafka ka...

C/naasir Seeraar: “Faroole & Cumar C/rashiid kama yeelneyno inay Kismaayo kala dagaalamaan Dowlada Federalka”

Musharaxa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ee ka mida garabka muraaaradka C/naasir Seeraar ayaa digniin u jeediyey xildhibaannada iyo Senatoorada Kismaayo u tegay...

Xildhibaanno cusub oo lagu dhaariyey Kismaayo & Jubbaland oo yeelatay laba Baarlamaan [Sawirro]

Waxaa galabta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey baaralmaankii labaad oo ay soo xuleen Guddiga Doorashada ee Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland, kaasoo barbar socda Baarlamaanka...

Xildhibaanada Mucaaradka Dowladda Somalia oo Kismaayo u tegay taageerada Axmed Madobe (Sawirro)

Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee KMG ah ee Jubbaland xildhibaannada Mucaaradka ku ah dowladda Somalia ee ka tirsan labada gole ee...

Xilli Cusub oo loo qabtay Doorashada Madaxweynaha Jubbaland & Qorshe degdeg loogu dooranayo..

Guddiga Dooorashooyinka Jubbaland ee uu magacaabay Axmed Madoobe ayaa soo saaray waqti cusub oo ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo markii...

Baarlamaan cusub oo lagu dhaarinayo magaalada Kismaayo iyo Doorashada Guddoonka oo barbar socota.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdaan ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Doorashada maamulkaasi oo laba garab...

Puntland, Xisbiyada Xasan Sheekh, Sh. Shariif & C/raxman C/shakur oo taageeray Axmed Madoobe [Akhriso]

Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif...

Axmed Madoobe oo War kasoo saaray Xildhibaannada Cusub ee loo dhaariyey Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa War kasoo saaray Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland, isagoo hambalyo u diray xildhibaannada cusub ee maanta la dhaariyey.
error: Content is protected !!