Thursday, February 27, 2020
More

    Dowladda Somalia oo Go’aan Cculus kasoo saartay Doorashadii Jubbaland ee Axmed Madoobe iyo… [Akhriso]

    Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadatay Doorashooyinka maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo C/rashiid Maxamed Xiddig.

    Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Kismaayo, isla markaana au ka walaacsan tahay shaqsiyaadka kala duwan ee mid walba sheeganayoo inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland.

    Ad

    HOOS KA AKHRISO

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    137,355FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    137,355FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!