Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Axmed Madoobe

    Safiirka Mareykanka, Taliyaha AFRICOM & Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Kismaayo & Laba...

    Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta tegay nagaalada...

    Axmed Madoobe oo diiday inuu Saxaafadda la hadlo & Saraakiil Mareykan ah oo wadahadal...

    Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dowladda Soomaaliya aysan aqoonsan Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo shalay dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa diiday inuu...

    XOG: Axmed Madoobe oo Ciidamo u diraya Gobolka Gedo iyo abaabul ka socda Kismaayo...

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu maanta ku laabanayo magaaladaasi, isagoo muddo dheer...

    Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Baraha Bulshada ku weeraray Safiirka Mareykanka & Hal Arrin oo Caqabad...

    Siyaasiyiinta mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa si weyn baraha bulshada ugu weerarray safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto, kadib markii uu hambalyo...

    Axmed Madoobe: “Dowladda Federaalka ayaa qaadeysa mas’uuliyadda wixii ku dhaca Wasiir Janan..” [Akhriso]

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ku sheegay qoraal laga soo saaray xafiiskiisa inay ka walaacsan yihiin xaaladda murugsan ee Wasiirkii Amniga...

    Axmed Madoobe: “Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaan Qoorta u dhiibtay, Madaxweyne Farmaajo wuu diiday wadahadal..”

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo ku sugan Puntland ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya oo diiday wadahadal inuu la yeesho markii...

    Axmed Madoobe oo si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Boosaaso [Sawirro]

    Madaxweynaha Jubbaland ee dowladda Somalia aysan aqoonsaneyn Axmed Maxamed Islaam ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

    Wakiilka Q/Midoobay oo sheegay inaan la iska indha-tiri karin kaalinta Jubbaland ku leedahay Qorshaha...

    Wafdigii beesha caalamka ee maanta booqday magaalada Kismaayo, lana kulmay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay inaan la iska indha-tiri...

    Axmed Madoobe oo wakiilada Beesha Caalamka u sheegay inaysan Somalia ka dhici karin Doorasho...

    Wufuud ka socda wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta magaalada Kismaayo...

    Axmed Madoobe: “Dowladda Federalka waxay shaqadeedii kusoo ururtay: -halkii dhisan aan dumino” [Sawirro soo...

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo saddex toddobaad ah oo...

    Laba Shariif oo Magaalada Nairobi kula kulmay Axmed Madoobe & Arrimihii ay ka wadahadleen

    Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Shariif Sheekh Axmed iyo ku xigeenkiisa Shariif Xasan Sheek Aadan ayaa kulan magaalada Nairobi kula yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed...

    Safiirkii ugu horeeyay oo la kulmay Axmed Madoobe kadib Doorashadii muranka dhalisay & Waanwaan...

    Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender ayaa noqday danjirihii ugu horeeyay ee Beesha Caalamka oo kulan la yeesha Axmed Maxamed Islaam...

    Maxaa looga hadlay kulankii Axmed Madoobe iyo Guddoomiyaha ONLF ee ka dhacay Nairobi..? [Itoobiya...

    Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa muranka dhalisay Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan la...

    Madaxweyne ku xigeennada Axmed Madoobe oo la ansixiyey, laguna hor dhaariyey Baarlamaanka Jubbaland

    Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland ee doorrtay Axmed Maxamed Islaam ayaa  maanta  ku ansixiyey Madaxweyne kuxigeenada Jubbaland ee uu dhowaan magacaabey Madaxweynaha Jubbaland...

    Axmed Madoobe oo Wareegto ugu magacaabay Labada Madaxweyne ku xigeen ee Jubbaland

    Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay dowladda federaalka Axmed Maxamed Islaam ayaa wareegto ku magacaabay labada...

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay Qorshe uu ku dhexdhexaadinayo Dowladda Federaalka & Axmed Madoobe

    Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabulaahi Deni oo shaaciyey inuu dhexdhexaadinayo Dowladda Soomaaliya iyo Axmed Madoobe oo khilaafka ka dhashay doorashadii Jubbaland u...
    Axmed Madoobe iyo Faarmaajo

    Madaxtooyada Soomaaliya oo Muqdisho ka abaabushay Shirar looga horjeedo Axmed Madoobe & Ciidamada Kenya

    Shirar ay si hoose u soo qabanqaabisay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka socda magaalada Muqdisho, kuwaasoo looga horjeedo Madaxweynaha dib lo doortay ee...

    Deni iyo Faroole oo ku haray Kismaayo (Codsi ku saabsan Axmed Madoobe oo ay...

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Senator C/raxmaan Faroola ayaa ku haray mgaalada Kismaayo, waxayna kulamo ka wadaan halkaasi,...

    Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii Axmed Madoobe oo Kismaayo ka dhoofay, iyagoo aan Shir...

    Madaxdii iyo siyaasiyiitii ka qeyb gashay xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ee magaalada Kismaayo ayaa saaka bilaabay inay dib...

    Axmed Madoobe oo martiqaad u sameeyay Madaxda & siyaasiyiintii ka qeyb gashay Caleemo-saarkiisa [Sawirro]

    Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa aysan aqoonsan dowladda Federaalka Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta martiqaad ugu sameeyay madaxda iyo siyaasiyiintii...
    137,355FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    error: Content is protected !!