Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: Kismaayo

    Maamulka Axmed Madoobe oo ku hanjabay inuu tallaabo ka qaadayo C/naasir Seeraar & C/rashiid...

    Kadib is-rasaaseyntii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee dhex martay ciidamada Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe iyo taageerayaasha C/naasir Seeraar oo sheegta...

    Safiirka Mareykanka, Taliyaha AFRICOM & Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Kismaayo & Laba...

    Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto iyo Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africom Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta tegay nagaalada...

    Rasaas ka dhacday magaalada Kismaayo & Wararkii ugu danbeeyay Guriga C/naasir Seeraar oo…

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay goor dhoweyd rasaas ka dhacday magaalada xilli si weyn loo adkeeyay amniga magaalada Kismaayo...

    XOG: Axmed Madoobe oo Ciidamo u diraya Gobolka Gedo iyo abaabul ka socda Kismaayo...

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) uu maanta ku laabanayo magaaladaasi, isagoo muddo dheer...

    Jubbaland oo ku dhawaaqday inay heegan gelisay ciidamadeeda, kadib Dagaal ay ku soo qaaday...

    Golaha Wasiirada maamulka Jubbaland ayaa kulankoodii maanta uga hadlay xaaladda Gobolka Gedo oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya muddooyinkii la wareegeen degmooyin...

    Wasiirkii ka baxsaday dowladda Soomaaliya ee C/rashiid Janan oo gaaray Magaalada Kismaayo

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) uu gaaray magaalada Kismaayo.

    Axmed Madoobe: “Dowladda Federalka waxay shaqadeedii kusoo ururtay: -halkii dhisan aan dumino” [Sawirro soo...

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib markii uu muddo saddex toddobaad ah oo...

    Xubno lagu tuhmay inay Qaraxyo ay u diyaarinayeen Magaalada Kismaayo oo howlgal lagu qabtay

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in howlgal ay sameyeeen ciidamada Amniga magaaladaasi lagu soo qabtay xubno la sheegay inay diyaarinayeen...

    Madaxweyne ku xigeennada Axmed Madoobe oo la ansixiyey, laguna hor dhaariyey Baarlamaanka Jubbaland

    Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland ee doorrtay Axmed Maxamed Islaam ayaa  maanta  ku ansixiyey Madaxweyne kuxigeenada Jubbaland ee uu dhowaan magacaabey Madaxweynaha Jubbaland...

    Maamulka Jubbaland oo Alshabaab dusha u saaray Dilkii Ganacsade Caan ahaa oo ka...

    Maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay Alshabaab inay ka danbeysay dilkii xalay loogu geystay magaalada Kismaayo Ganacsade iyo...

    Nabadoon caan ah oo lagu dilay degmada Afgooye iyo Mid kale oo lagu...

    Wararka laga helayo gobollada Sh/hoose iyo J/Hoose ayaa sheegaya in laba nabadoon lagu weerarray magaalooyinka Afgooye iyo Kismaayo.

    Madaxweynaha Puntland & Wafdigii la socday oo ka dhoofay magaalada Kismaayo

    Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa goor dhoweyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed ee magaalada Kismaayo.

    Deni iyo Faroole oo ku haray Kismaayo (Codsi ku saabsan Axmed Madoobe oo ay...

    Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo Senator C/raxmaan Faroola ayaa ku haray mgaalada Kismaayo, waxayna kulamo ka wadaan halkaasi,...

    Madaxdii ka qeyb gashay Caleemo-saarkii Axmed Madoobe oo Kismaayo ka dhoofay, iyagoo aan Shir...

    Madaxdii iyo siyaasiyiitii ka qeyb gashay xafladii caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ee magaalada Kismaayo ayaa saaka bilaabay inay dib...

    Axmed Madoobe oo martiqaad u sameeyay Madaxda & siyaasiyiintii ka qeyb gashay Caleemo-saarkiisa [Sawirro]

    Madaxweynaha Jubbaland ee dib u doorashadiisa aysan aqoonsan dowladda Federaalka Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta martiqaad ugu sameeyay madaxda iyo siyaasiyiintii...

    Koox hubeysan oo Magaalada Kismaayo ku khaarijisay Sarkaal hore uga goostay Alshabaab

    Weerar dabley hubeysan xalay ka geysteen Magaalada Kismaayo oo xarunta KMG u ah maamulka Jubaland ayaa lagu dilay sarkaal hore uga...

    Seeraar & C/rashiid Xiddig oo Caleemo-saar yaab leh oo wadajira ku qabsaday magaalada Kismaayo...

    Laba ka mida Madaxweynayaasha sheegtay in loo doortay maamulka Jubbaland oo kala ah: C/naasir Seeraar Maax iyo xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa...

    Axmed Madoobe oo Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay Wadahadal iyo inuu yimaado Magaalada Kismaayo

    Madaxweynaha Jubbaland ee maanta lagu caleemo saaray magaalada Kismaayo Axmed Maxmed Islaam ayaa ku baaqay wadahadal iyo heshiis dhex maray dowladda...

    Muuse Suudi: “Farmaajo labada Lugood midna Puntland ayaa ka heysata, midda kalena Jubaland..”

    Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida senatoorada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyey xafladda caleemo-saarka Axmed Madoobe...

    Axmed Madoobe: “Ma iloobi doono Wiilasha Kenya ee dhiigooda u huray Jubaland, Cid waliba...

    Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ee dowladda Federaalka aysan aqoonsaneyn dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in wiilasha Kenya ay dhiiggooda...
    137,392FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,180FollowersFollow
    error: Content is protected !!