Tag: Dowladda Soomaaliya

JAGOOYIN BANNAAN: Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay xilal sare oo loo tartamayo

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay shaqooyinka ka bannaan  dowladda oo  tartan loo gelayo oo ay ka mid yihiin jagooyinka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Soomaalida u xayiran dalka Liibiya[Akhriso]

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay xaaladda ka taagan dalka Liibiya iyo Soomaalida ku xaniban dalkaasi. WAR-SAXAAFADEEDKA AYAA QORNAA SIDATAN: Kadib markii Madaxweynaha...

KASHIFAAD: Heshiis Qarsoodi ah oo Dowladda Soomaaliya la gashay Shirkad Mareykan ah [Akhriso]

Sida ay qortay jariirada Daily Nation Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis hal sano ah la gaartay Sharikad Mareykan ah oo olole u galeysa in kaalmada...

Dowladda Soomaaliya oo si kulul ugu jawaabtay Madaxda Maamul Goboleedyada [Dhageyso]

Dowladda Somalia ayaa ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa maamul-goboleedyada Somaliya ee ka dhalatay arrimaha khaliijka, iyadoo si kulul ugu jawaabtay madaxda maamu Goboleedyada. Wasiirka arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo degdeg ugu yeertay & Safiiro & Qorshe lala damacsan yahay [Akhriso...

Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay in ku dhow 10 safiir oo Soomaaliya u fadhiya dalalka dibadda inay degdeg ugu soo laabtaan dalka. Wasaaradda Arrimaha dibadda...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow [Akhriso]

Dowladda Soomaaliya ayaa war rasmi ah ka soo saartay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ka mid ahaa madaxdii Alshabaab dhowaanna isu soo dhiibay...

Dowladda Soomaaliya oo Hub iyo Saanad u gudbisay Sheekh Mukhtaar Roobow

Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya iyo maamulka K/Galbeed ay Saanad hub iyo rasaas ah gaarsiiyeen Sheekh Mukhtaar Roobow. Ciidamo ka...

Sharciga Cusub ee Isgaarsiinta muxuu ka bedeli doonnaa dhaqaalaha Soomaaliya? [Warbixin]

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeyey ansixiyey sharciga isgaarsiinta, kaasi oo soo jiitamayay wax ka badan 10 sanno. Sharcigan oo uu baarlamaanka horgeeyey wasiirka...

Faarax Macalin: “Beesha caalamku waa inay joojiso xiriirka ay leeyihiin maamul Goboleedyada Somalia…”

Siyaasiga reer Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka dalkaasi Faarax Macalin ayaa beesha caalamka ku cambaareeyay sida ay ula dhaqanto...

Xukuumadda Soomaaliya: Ma soo ceshan kartaa maamulka Domainka Qaranka .SO..? [Warbixin & Qormooyin]

Shirkii Golaha wasiirada ee shalay 13 April 2017 waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la soo wareegeyso maamulka astaanka Soomaaliya ee internetka (.SO)...

Xoghayaha Dibadda Ingiriiska oo si fowdo & sharaf darro ah loogu soo dhoweeyay Muqdisho...

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa booqasho maalin ah maanta ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Imaanshaha Wasiirka oo qarsoodi ahayd...

Beesha caalamka oo cambaareyntii ugu adkeyd u jeedisay dowladda Soomaaliya [War-saxaafadeed]

Beesha caalamka ayaa cambaareyn u jeedisay dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay xadgudubyo ay kula kacdo saxafiyiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah. HOOS AKHRI WAR-SAXAAFADEED KA SOO...

Diblomaasiyiin Reer Galbeed ah oo sheegay in Hubka Dowladda Soomaaliya lagu iibiyo Suuqyada

Diblomaasiyiin reer Galbeed  oo aan magacooda la sheegin ayaa laga soo xigtay  in hubka ay dowlada Soomaaliya soo iibsato ee ay ogolaatay Q/Midoobay qeybo...
Xafladii soo xeritaanka shirkii Madasha ee Baydhaba

XOG: Dowladda Soomaaliya oo dhowr bilood oo muddo kororsi ah ku dhawaaqeysa

Warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay'adaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay muddo kororsi sameysteen iyadoo dhowaan la filayo in lagu dhawaaqo, kadib markii ay...

DAAWO: Maraakiib Dagaal oo dowladda Soomaaliya loogu sameynayo Yurub

Doonyo iyo Maraakiib dagaal ayaa dowladda Soomaaliya logu samaynayaa dalka Holland, iyadoo loogu talo galay inay ilaaliyaan Xeebaha Dalka. Maraakiibtan oo u badan Doonyaha dagaalka ee...

Dowladda Somaliya oo ku dhawaaqday howlgal Alshabab looga sifeynayo Jubbooyinka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay  howlgal kooxda Alshabaab looga sifeynayo Gobollada Jubbooyinka ka bilaaban doono. War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay...

Dowladda Soomaaliya 30 sano kadib yeelatay Qorshaha Horumarinta Qaranka [SAWIRRO]

Muqdisho, 29 June 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan),...

Guddiga Baarista Dowladda: Raashinka WFP waa mid wanaagsan oo aan dhicin [Maxaa isbedelay? War-saxaafadeed]

War-saxaafadeed ay soo saareen Guddigii ay dowladda Soomaaliya u saartay baarintaanka Raashin lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo lagu soo eedeeyay inay...
Midowga Yurub oo hanjabaad culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

Midowga Yurub oo hanjabaad culus u jeediyay dowladda Soomaaliya, kuna baaqaya faragelin

Midowga Yurub ayaa war kulul ka soo saaray dib u dhaca ku yimid ansixinta nidaamka doorashada Soomaaliya ee 2016, isagoo sheegay in fursad weyn...

Fadeexad ka dhalatay Hubkii dowladda Federaalka u dirtay Puntland [Yaa ka dambeeyay?]

Waxaa maalmahan danbe soo baxayay warar ku saasban in  hubkii dowladda Federaalku ku taageertay maamulka Puntland  dagaalka uu kula jiray kooxda Alshabaab ee ku...
error: Content is protected !!