Wednesday, July 2, 2025

DAAWO: Maraakiib Dagaal oo dowladda Soomaaliya loogu sameynayo Yurub

Doonyo iyo Maraakiib dagaal ayaa dowladda Soomaaliya logu samaynayaa dalka Holland, iyadoo loogu talo galay inay ilaaliyaan Xeebaha Dalka.

Maraakiibtan oo u badan Doonyaha dagaalka ee ilaalada xeebaha waxay gaarayaan lix Doonyood waxaana goobta lagu sameynayo booqday Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Dr. Ali Sa’id Fiqi.

Ali Faqi ayaa waxaa uu sheegay in Hadii lagu guuleysto Sameynta Marakiibtaan oo hada howsheeda ay socoto in ay amaanka xeebaha wax ka qaban dooonaan sida burcadbadeedka Argigixisada kuwa hubka sharci darada soo geliya Dalka iyo waliba ku wa kaluumeysiga sharcidarada ah ka wada Biyaha Soomaaliya .

Danjire Cali Fiqi ayaa caddeeyay  in Heshiiska dhexmaray Dowladda Soomaaliya iyo Shirkadda (Atlantic marine offshore) ee fadhigeedu yahay wadanka Holland uu ku jiro  in la tababarro Ciidamadii maraakiibtaas ku shaqeyn lahaa.

Heshiiskan ayaa dhacay 28 bihii Julay 2013, waxaana maraakiibtaan Soomaaliya loogu sameeyo ay qaadaneysaa sanado dhowr ah.

DAAWO SAWIRRO

IMG_9468

IMG_9466

IMG_9412IMG_9437IMG_9443IMG_9464IMG_9465

SONNA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON