Tag: FOREX

Maamulka G/Banaadir oo joojiyey Diiwaan gelinta Shirkadaha FOREX & Shirkadihii hore oo Go’aan laga..

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa joojiyey diiwaan gelinta iyo ruqsad siinta shirkadaha FOREX-ka oo...

Ciidamada Amniga oo la wareegay xarumaha shirkadaha ku shaqeeya FOREX-ka ee magaalada Muqdisho

Ciidamada booliska dowlafda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay la wareegay inta badan xarumaha shirkadaha ka shaqeeya sarifka Online-ka ee loo yaqaan...

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo Bankiyada Ganacsiga ku Amray inay xiraan xisaabaadka Shirkadaha FOREX

Bangiga Dhexe ee Soomalaiya ayaa amar ku bixiyey in Bankiyada Ganacsiga ee dalka ka jira ay xiraan dhammaan xisaabaadka uga furan Shirkadaha...

Waa maxay Forex – Exchange Market? [Akhriso Qormo xasaasi ah]

Waa Lacagta oo lafteeda Ganacsi laga sameeyo, Lacag lagu bedelanayo Lacag kale, Saameeynna ku leh Ganacsiga kale.

Qaar ka mida Xarumaha Sarifka Online-ka ee Muqdisho oo la sheegay in sababo Amni...

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta gabi ahaanba albaabada u laabay xarumahaa shirkadda CAMEL FOREX oo ah xaruumo ganacsi oo qaab Online ah...
141,607FansLike
1,375FollowersFollow
4,714FollowersFollow