Tag: G//Banaadir

Guddoomiyaha G/Banadir & Wakiilka Q/Midoobay ee Somalia oo ku kulmay Xarunta UNSOM ee Xalane...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa maanta tegay xarunta UNSOM ee Xalane, halkaasoo uu kulan lula yeeshay Ergayga...

Daadad & Dhooqo xiray qaar ka mida Wadooyinka Muqdisho & Xafladaha soo dhoweynta Cumar...

Wadooyinka Muqdisho oo intooda badan hore loogu xiray dhinaca amniga ayna ka taliyaan dhagaxyo waaweyn oo magaalada kala qeybiyey ayaa waxaa kusoo...

Guddoomiyaha G/Banadir & ku-xigeenkiisa Maaliyadda oo markii la heshiisiiyey kadib la kulmay Wasiirka Maaliyadda

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha G/Banaadir iyo ku-xigeenkiisa dhinaca maaliyadda oo dhowaan la...
video

Ra’iisal wasaaraha oo ka qeyb galaya Xaflad loogu Dabaaldegayo Magacaabidda Guddoomiye Cumar Filish

Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya xaflad loogu dabaaldegayo guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo beeniyay Warar laga faafiyey oo ku saabsanaa jawaab uu siiyey Shariif...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa beeniyey warar looga faafiyey baraha bulshada oo ku saabsanaa inuu u jawaabay madaxweynihii hore...

Taliyaha Booliska oo ku dhawaaqay isbedel cusub lagu sameynayo Amniga Caasimadda [Koontaroolo cusub oo...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in isbedel weyn lagu sameynayo qaabka loo sugo amniga caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay in ciriiriga laga...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Kulan uu isugu yeeray xildhibaannada Beeshiisa & Dhaqdhaqaaq siyaasadeed oo..

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq siyaasadeed, kadib markii uu xilka hayey muddo laba...

Guddoomiyaha G/Banadir oo magacaabay Guddi Odayaal ah oo kala shaqeynaya furista Wadooyinka xiran ee...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa magacaabay Guddi odayaal ah oo ka shaqeyn doona dib u furista wadooyinka magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha G/Banadir oo magacaabay Guddiga ka talo-bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho [Akhriso]

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo kasoo talo-bixinta Qorshaha Wadooyinka xiran...

Hanti dhowrka Guud oo Baaritaan ku bilaabay Musuq lagu tuhmayo Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda...

Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa baaritaan ku bilaabay Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alla (Ibraahim...

Cumar Filish oo kulankii ugu horeeyay ee Saacado qaatay la yeeshay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta la yeesahy guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir...

Guddoomiyaha Cusub ee G/Banadir oo kulan isugu yeeray Guddoomiye ku xigeenada & Xoghayaha Gobolka...

Guddoomiyaha cusuub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdiso Cumar Maxamud Maxamed (Finish) ayaa maanta ku shaqo bilaabay xarunta Gobolka kadib markii...

Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir oo bixiyey Balanqaadyadiisii ugu horeeyay [Akhriso Saddex Qodob]

Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxmed oo khudbad ka jeediyey xafladii uu xilka kula wareegay xalay ayaa balanqaaday inuu wax...

Guddoomiyaha Cusub ee G/Banaadir oo markii ugu horeysay tegay Xarunta Gobolka & xil wareejinta...

Guddoomiyaha cusub gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamwd (Filish) ayaa maanta markii ugu horeysay intii xilka loo magacaabay tegay...

Guddoomiyaha Cusub ee G/Banaadir oo dalbaday in Dib loo dhigo xafladii xil wareejinta

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa dalbaday in dib loo dhigo xafladii uu xilka...

XOG: Ku-sime Ibraahim Dheere oo Lacag ka badan 1 Milyan Dollar ku bixiyey Tacsida...

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad-Alle ayaa intii uu xilka hayey ka bixiyey qasnada...

Xubin ka mida Guddigii Qabanqaabada xil-wareejinta Guddoomiyaha G/Banadir oo la xiray [Maxaa loo heystaa?]

Wararka laga helayo xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in la xiray mid ka mida Guddigii qabanqaabada xil wareejinta Guddoomiyaha cusub.

Guddi Qabanqaabiya xil wareejinta Maamulka Gobolka Banaadir oo la magacaabay [Akhriso]

Maamulka Gobolka Banadir ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaaabada Xafladda xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, sida lagu sheegay...

Qoyska Marxuum C/raxmaan Yariisow oo booqday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir [Sawirro]

Waxaa maanta xarunta Dowladda Hoose ee maamulka G/Banaadir lagu soo dhoweeyay Qoyska Allaha u naxariistee Duqii hore ee Muqdisho ahaana Guddoomiyaha gobolka...

KASHIFAAD: Yaa ka danbeeyay in xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir loo magacaabo Cumar Filish..?

Iyadoo shalay 22-ka Ogost 2019 ay ahayd maalin doorasho iyo magaacabid badan ay dhaceen Muqdisho iyo Kismaayo ayaa gelinkii danbe ee Maqribnimada...
error: Content is protected !!