Tag: Garoonka Muqdisho

Nin Ingiriis ah oo Maxkamad loogu soo taagay Muqdisho, khalkhal gelinta Amniga… [Daawo]

Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii lagu...

Rakaab laga dejiyey Diyaarad laga shakiyey oo ku sii jeeday Baydhaba & Baaritaan culus..

Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la hakiyey xillig...

Taliska Booliska oo shaaciyey kiiska loo heysto Madaxda & Saraakiisha la xiray ee Canshuuraha...

Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kiis ku saabsan musuqmaasuq oo loo xiray Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda...

Madixii Canshuuraha Qaadka ee Garoonka Muqdisho & xubno kale oo xabsi la dhigay [Maxaa...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsiga loo taxaabay xubno isugu jira maamulka iyo ciidamada Waaxda Canshuuraha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Maxaa keenay in Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dalka uu faraha la galo Arrimaha maareynta...

Qoraal ka soo baxay Ra'iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ku saabsanaa amar uu kasoo saaray Qashinka garoonka...

Xukuumadda Somalia oo AMISOM & Shirkadaha Ajnabiga ka mamnuucday inay Qashin ku shubaan Garoonka...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka mamnuucday in Garoonka diyaaradaha Muqdisho loo adeegsado goob lagu ururiyo Qashinka ama lagu shubo, taasoo sabab looga dhigay...

Wasiir Oomaar: “Wax cabsi Amni ah kama jirto Garoonka Muqdisho, baaritaan ayaana ku socda…”...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inaysan wax cabsi iyo halis amni ah ka jirin...

Shirkadda Ethiopian Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho & Baaritaan ku socda Nin loo qabtay…

Shirkadda Eithopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku imaan jirtay magaalada Muqdisho, kadib dhacdo ka dhacday garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shirkadda oo toddobaad...

FAAHFAAHIN: Dab waxyeello u geystay Baar ku yaalla Garoonka Aden Cadde & Wasiirka Duulista...

Xalay xilli danbe ayaa waxaa dab qabsaday Baar ku yaalla gudaha Garoonka Aadan cadde ee Muqdisho, iyadoo saacado aroortii hore ee saaka la hakiyey...

SAWIRRO: NISA oo soo bandhigtay Lacag been abuur ah oo lagu qabtay Garoonka Muqdisho

Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa shaaciyey lacag been abuur ah oo lagu qabtay garoonka magaalada Muqdisho. Lacagtan oo ah nooca la dhaqo ayaa isugu...

Dowladda Somalia oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Muqdisho Stadium & Farmajo oo booqday [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tegay Garoonka weyn ee Stadium Muqdisho oo lagu wareejiyey dowladda Soomaaliya, kadib sanado uu saldhig u...

Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Jubbaland oo la sii daayey [Akhriso sababta loogu xiray Garoonka Muqdisho]

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland oo xoghayaha Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Shaafi Raabi Kaahin ayaa la sii daayey markii saacado lagu xiray Garoonka diyaaradaha...

Wasaaradda Gaadiidka oo Shirkadaha Diyaaradaha Qaarkood ka mamnuuceysa Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya  ayaa sheegay in Diyaaradaha aan buuxin sharuudaha looga baahan yahay aysan ka shaqo geli garin Garoonka...

Ciidamada AMISOM oo Garoonka Muqdisho ku xayiray Guddomiyaha Aqalka Sare [Xildhibaannada oo dalbaday…]

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa saacado lagu xayiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, kadib markii ay hor istaageen ciidamada AMISOM. Wararka...

Safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya oo shaaciyey halkii ay ku socotay Lacagtii lagu qabtay Garoonka...

Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya ayaa ka hadlay lacagta lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee la sheegay inay u socotay safaaradda Imaaraadka. Safiirka Imaaraadka...

Dowladda Soomaaliya oo War-Cad kasoo saartay Lacagtii lagu qabtay Garoonka Muqdisho [War-saxaafadeed]

Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Lacagtii lagu qabtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Wasaaradda oo aan magacaabin ciddii lahayd lacagtaasi ayaa sheegay...

SAWIRRO: Qaabkii loo qabtay Lacagtii Malaayiinta Doolar ee Imaaraadku keenay Magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay lacag lacag fara badan oo lagu qabtay maanta magaalada Muqdisho, taasoo ku socotay  safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada...

Lacagtii ku socotay Safaaradda Imaaraadka ee Muqdisho oo la fasaxay & Cadadka lacagta la...

Dood ka dhalatay baaritaanka diyaarad u socotay Safaaradda Imaaraadka Carabta ee Muqdisho oo siday lacag ka badan 13 milyan oo doolar ayaa keentay in...

DEGDEG: Diyaarad Lacag fara badan u siday Safaaradda Imaaraadka Carabta oo lagu qabay Garoonka...

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad lacag fara badan u siday safaaradda Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho lagu qabtay Garoonka diyaaradaha...

Wasiirka Maaliyadda Somalia oo Caawa ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho [Daawo Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa caawa ka dhoofay magaalada Mqudisho isagoo safar shaqo u kicitimay. Wasiirka waxaa garoonka ku sagootiyay wasiirka Gaadiidka...
error: Content is protected !!